Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku adkeystay inuu qabto Doorashada Garab ka mida Guddiga is khilaafsan…
Browsing: Doorashada
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhexda u galay khilaaf siyaasadeed oo Doorasho iyo mid maamul oo uu isagu gacantiisa…
Xubnaha Guddiga Doorashada ee uu magacaabay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa qaadacay kulan is doorasho ah oo uu…
Waxaa si weyn baraha bulshada looga hadal hayaa hadal ku jiray khudbad uu xalay goob madal ah ka jeediyey Guddoomiyaha…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ka hadlay xaaladda dalka, taariikhdii lasoo maray iyo khilaafka ka taagan doorashda xildhibaannada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga soo xigtay go’aan uu ka gaaray doorashada Aqalka Sare ee xildhibaannada…
War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee Beesha Dirta Waqooyi ayaa si cad loogu sheegay inuusan jirin wax heshiis ah…
Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad Hirshabeelle Dr Cabdihakiim Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa magacaabay 15 xubnood oo ka shaqeyn doona qabashada doorashada xildhibaanada…
Waxaa lagu dhawaaqay xilliga ay dhaceyso doorashada cusub ee Guddiga Somaliland, kadib markii uu soo farageliyey Ra’isal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta.
Guddiga Amniga Galmudug ayaa soo saaray amarro ku saabsan Doorashooyinka iyo Musharixiinta hubka la tagaya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo.
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed, ahna musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa beeniyey warar si weyn loogu faafiyey baraa bulahada…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa magacaabay Guddiga qabashada Doorashada Aqalka Sare ee senatoorada laga soo doorto Galmudug.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maamed Xuseen Rooble ayaa baab’iyey oo meesha ka saaray doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeennada ee…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan degdega isugu yeeray xubnaha Guddiga is khilaafsan ee Gobollada Waqooyi…
Senatoorkii shanaad ee Aqalka sare ayaa lagu doortay magaalada Baydahaba, kadib doorasho maalin dhan socotay oo Baarlamaanka K/Galbeed u qabtay…
Kursigii afraad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Baydhaba, kaasoo ka mida 8-da kursi ee…
Iyadoo ay doorashada Kuraas ka tirsan Aqalka Sare ka socoto magaalada Baydhaba ayaa waxaa kursigii saddexaad kusoo baxay Wasiiru-dowle ka…
Waxaa magaalada Baydhabo ka socda Doorashada shan kursi oo ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana goor dhoweyd…
Doorashadii ugu horeyay ee Aqalka Sare ayaa ka dhacday magaalada Baydhaba, iyadoo kursigii koowaad ee yaalla K/Galbeed ay ku tartameen…
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhaceysa doorashadii ugu horeysay ee Senatoorada Aqalka Sare ee laga soo doorto Koonfur Galbeed.
