Waxaa xalay iyo maanta baaqday kulan lagu waday inay yeeshaan Madaxda Maamul Goboleedyada iyo kulan kale oo ay isku arki…
Browsing: Doorashada
Madaxtooyada Puntland ayaa beenisay war laga faafiyey madaxweynaha maaulkaasi Siciid C/llaahi Deni oo ku saabsan tanaasul la sheegay inuu sameeyay.
Shir is daba joogah oo u socda madaxda maamul Goboleedyada, Beesha Calaamka iyo Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa weli socda, iyadoo…
Waxaa xarunta Xalane goor dhoweyd shir gaara uga furmay Madaxda maamul Goboleedyada dalka iyo Wakiilada Beesha Caalamka.
Madaxda Maamul Goboleed ee Galmudug, Hirshabeelle iyo K/galbeed taageersan caawa xarunta Madaxtooyada shir gaara kula leh Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee…
Shirar u socda madaxweynayaasha shanta maamul Goboleed ayaa rajo laga muujiyey is-faham iyo tanaasul laga gaaray qaar kamida qodobadii hortaagnaa…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa sku eedeeyay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka inay wadaan sharci darro ay…
Guddoomiyaha Baarlamaanka muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Mursal Sheekh ayaa u sheegay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka 10-aad inuu fashilmay heshiiskii Doorashada…
Dowladda Ingiriiska ayaa si weyn uga hor timid doorasho aan la isku raacsaneyn iyo muddo kordhin ay ku dhaqaaqaan Hay’adaha…
Waxaa xalay hotel ku yaalla xarunta Xalane ka furmay shirkii ugu horeeyay ee at isugu yimaadeen madaxweynayaasha shanta Maamul Goboleed…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa bilaabay inay si toos ah uga hor yimaadaan Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo…
Beesha Caalamka ayaa kulan gaara isugu keeneysa Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya, kadib waanwaan ay gashay saacidihii ugu danbeeyay, waxaana lagu…
Dowladda Turkiga ayaa codkeeda ku biirisay dalalka iyo uurrrada caalamiga ah ee sida weyn uga welwelsan xaaladda Soomaaliya iyo heshiis…
Beesha Caalamka ayaa farriin kale oo ay goor dhoweyd soo saartay ku celisay baaqeedii ahaa inay hoggaamiyeyaasha Soomaalida shir loo…
Midowga Yurub ayaa hanjabaadii ugu cusleyd iyo canaan kulul usoo diray Madaxda Soomaalida, iyadoo loogu tirtirsiiyey inay degdeg heshiis uga…
Waxaa goor dhow la shaaciyey talo soo jeedintii Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ku gaareen magaalada Baydhaba 16 kii Febraayo 2021.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada taageersan ee Galmudug,…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay kulan gaara la yeeshay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni.
Waxaa socda dadaal ay wadaan wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Safiirka Mareykanka, kaasoo la isugu keenayo Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday…
Xafiiska Qaramada Midoobay ayaa qoraal kooban uga hadashay kulankii hordhaca ahaa ee ay maanta xarunta Afisyoone ku yeesheen madaxweynaha muddo…
