Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Xog: Maxay ka tanaasuleen Siciid Deni iyo Axmed Madoobe..? (Horumarka laga gaaray shirarka socda)

    Xog: Maxay ka tanaasuleen Siciid Deni iyo Axmed Madoobe..? (Horumarka laga gaaray shirarka socda)

    March 28, 2021Updated:April 8, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Maxay ka tanaasuleen Siciid Deni iyo Axmed Madoobe..? (Horumarka laga gaaray shirarka socda)
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirar u socda madaxweynayaasha shanta maamul Goboleed ayaa rajo laga muujiyey is-faham iyo tanaasul laga gaaray qaar kamida qodobadii hortaagnaa wadahadallada arrimaha Doorashada.

    Waxaa weli socda shirarka ay Xalane ku yeelanayaan Madaxda Maamul Goboleedyada, waxayna xogta la helay sheegeysaa inuu jiro tanaasul iyo dadaallo socda si meesha looga saaro caqabadaha hortaagnaa qabashada shirka wadatashiga maamul Goboleedyada iyo Madaxda dowladda Federaalka.

    Qodobadii la isku hayey

    Shanta madaxweyne ee Mamaul Goboleed ayaa isla qaatay inaan shuruud lagu xirn shirka wadahashiga, iyadoo marka hore la xalinayo qodobadda la isku heystay kuwooda ugu muhiimsanaa:

    1- Damaanadqaadka heshiiska Doorsahada iyo fulintiisa

    2- Guddoominta Farmaajo ee shirka iyo in laga qoro qoraalka xaaladda kala guurka.

    3- Ka qeyb galka shirka ee Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Musharixiinta.

    Deni iyo Axmed Madoobe ma tanaasuleen..?

    Madaxweynayaasha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Madoobe ayaa ka tanaasulay shrdigii ahaa inay shirka wadatashiga ka qeyb galaan Musharixiinta iyo Cabdi Xaashi, balse marka hore la qanciyo Musharixiinta iyo Cabdi Xaashi, iyadoo arrintaas loo xil saaray Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.

    Waxaa kaloo dib u dhigteen damaanad-qaadka fulinta heshiiska doorashada iyo inuu Farmaajo qoro qoraalka xaaladda kala guurka ee uu awooddiisa ku xadiddiayo, laakiin waxay ku dhegan yihiin inuusan guddoomin shirka iyo xal u helidda qodobadii hore u taagnaa ee arrinta Gedo iyo xildhibaannada Gobollada Waqooyi.

    Kulamada kala gaarka ah

    Axmed Qoorqoor iyo Cali Guudlaawe ayaa xalay kulan saacado qaatay la yeeshay xubnaha Midowga Musharixiinta ee Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud, Xasan Cali Keyre , C/raxmaan C/shakuur iyo Daahir Maxamud Geelle, waxaana looga hadlay xal u helidda khilaafka Doorashada, iyadoo la sheegay in la qanciyey Musharixiinta.

    Kulan kale ayaa lagu wadaa inay maanta madaxda Maamul Goboleedyada la yeeshaan Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi, kaasoo ah kulan adag oo lagu doonayo in lagu qanaciyo Cabdi Xaashi oo hadda ah guddoonka Madasha Badbaado Qaran.

    Kulamada qaar ayaa si beel ahaan u dhacaya, iyadoo lagula xisaabtamayo madaxda Maamul Goboleedyada qaarkood, waxaana hadda muuqda in la isku waafaqay qabashada shirkii mudadda dheer hakadka ku jiray, basle ay harsan yihiin qodobo dhowr ah oo xalin u baahan.

    Deni Doorashada Madaxda maamul Goboleedyada Qoorqoor Shirka Xalane Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaannada Baarlamaanka oo kulan loogu yeeray Berri iyo Ajende cusub oo lagu soo kordhiyey
    Next Article Xildhibaannada laga joojiyey fadhiyada oo War cusub kasoo saaray kulanka Berri iyo Digniin ay direen…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo