Warar cusub ayaa kusoo kordhay xaaladda is mari waagga ah ee ka taagan shirka Dhuusamareeb 4 oo qarka u saaran…
Browsing: Doorashada
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa goordhow shir jaraa’id ku qabanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Beesha caalamka ee loo yaqaan ‘Saaxiibada Beesha Caalamku’ ayaa soo dhoweyay kulanka dhex maraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo…
Wakilada Beesha Caalamka ayaa la sheegay inay faragelin ku sameeyeen Qorshihii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku doonayey inuu dib ugu…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa diiday talo soo jeedin ka timid Guddi ka mida madaxda ka qeyb glaeysa shirka…
Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in shirka ka dhacaya magaalada Dhuusamareeb loo baahan yaha…
Wararka laga helayo magaaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in maalintii koowaad ee shirka horumar laga gaaray qaar ka…
Faahfaahin dheeraad ayaa laga helay shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada oo uu wehliyo Guddoomiyaha G/Banaadir uga socda caasimada…
War cusub oo kasoo baxay caawa Wakiilada Beesha Caalamka ee loo yaqaan ‘Saaxiibada Caalamiga ah ee Soomaaliya’ ayaa farriin cusub…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo inuu hortaagan yahay ka qeybgalkiisa…
Syaasiyiinta kasoo jeeda Gobollada Waqooyi (Somaliland) ee uu hoggaamiyo gCabdi Xaashi C/llaahi ayaa shaaciyey in shirka Dhuusamareeb 4 uu yahay…
Shirkii Wadatashiga Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Dhuusamareeb.
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa noqday mas’uulka ugu danbeeya ee laga sugayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo lagu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan gaara xalay kula yeeshay madaxweynayaasha maamul Goboleedyada taageersan ee Galmudug, Hirshabeelle…
Golaha Midowga Musharixiinta ee xilka Madaxweynaha ayaa Warr-saxafadeed ay soo saareen ku dalbaday in laga qeybgeliyo shirka magaalada Dhuusamareeb ee…
Saaxiibada Beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay ku-dhawaaqista 30-kii Janaayo uu Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Maxamed ku dhawaaqay in uu shir wadatashi…
Qaar ka mida Aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa rajo xumo ka muujiyey shirka uu ku baaqay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ee 1-da…
Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweysay baaqii kasoo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ku baaqay inay magaalada Dhuusamareeb shir…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aqbalay taladii wakiilada Beesha Caalamka oo maanta shir xasaasi ah u dhex maray, isagoo…
Madaxtooyada Soomaaliya iyo Xafiiska Soomaaliya Q/Midoobay ee UNSOM ayaa si iskhilaafsan uga hadlay kulankii maanta dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya iyo…
