Kulan xasaasi ah ayaa maanta dhex maraya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wakiilada Beesha Caalamka, kaasoo ku saabsan Xaaladda…
Browsing: Doorashada
Dowladda Mareykanka ayaa si toos ah uga dalbatay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxda shanta maamul Goboleed ee dalka inay…
Beesha caalamka ayaa si buuxda u soo dhowey magacaabidda Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada Jubaland iyo Puntland, ee…
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa sharci darro ku tilmaamay habkii loo maray…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa xalay saqdii dhexe sii daayey oo shaaciyey Guddiyada Doorashada Heer dowlad Goboleed ee labadaasi maamul…
Golaha Midowga Murashaxiinta Mucaaradka ayaa qoraal soo saareen kusoo dhoweeyay magacaabista Guddiyada Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland.
Dowlad Goboleedka Puntlanda ayaa shaacisay xubnaha Guddiga Doorashada ee heer dowlad Goboleed oo in muddo ah laga sugayey.
Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa soo saaray qoraal wadajir ah oo ay ku baaqayaan in shir degdeg ah oo…
Guddiga lagu muransan yahay ee Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo aan in muddo ah warkiisa la maqlin ayaa war aan…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shuruud ku xiray shir ay qabanqaabineyso beesha caalamka oo ay isugu imaanayaan…
Golaha Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku eedeeyay dagaalka kasoo cusboonaaday degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo.
Waxaa maanta magaalada Garowe ee xarunta Puntland gaaray Wakiilka Q/Midoobay James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo, iyagoo xarunta Madaxtooyada kulan…
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa shaaciyey war ku saabsan Doorashada Soomaaliya ee la isku mari la’ yahay, kadib markii uu…
Wakiilada Beesha Caalamka oo dadaal dheeraad ah ugu jira in xal loo helo is mari-waaga ka taagan Doorashada 2021 ayaa…
Wakiilad Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulamo kala gaara ah khadka internet-ka kula…
Machadka daraasaadka ee Heritage ayaa faallo kooban oo uu soo saaray uga digay inuu dalka Soomaaliya dagaal ka dhici karo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta dib ugu soo laabtay dalka, kadib…
Iyadoo uu waqtigu kasii dhammaanayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in la isku mari la’…
Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo suuragalnimada in doorashada 2021 lagu qabto magaalooyinka loo asteeyay inay ka dhacdo Doorashada, sida…
Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu saddex qodob oo ku saabsan Doorashada 2021 hordhigay madaxda saddex maamul Goboleed…
