Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Beesha Caalamka oo cadaadis saareysa Farmaajo, kadib shirar dhex maray Siciid Deni, Axmed Madoobe & Mucaaradka

    XOG: Beesha Caalamka oo cadaadis saareysa Farmaajo, kadib shirar dhex maray Siciid Deni, Axmed Madoobe & Mucaaradka

    January 21, 2021Updated:January 28, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wakiilad Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulamo kala gaara ah khadka internet-ka kula yeeshay Musharixiinta Madaxweynaha iyo Madaxda maamul Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland.

    Kulankii ugu danbeeyay waxay maanta la yeesheen Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni, iyagoo shalay laba kulan oo ka dhacay aallada ZOOM-ka la kala yeeshay Musharixiinta Madaxweynaha ee Muqdisho ku sugan iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, iyadoo dhammaan kulamadaasi looga hadlay is mari waaga ka taagan Doorashada 2021 iy sidii xal loog heli lahaa.

    Xogta laga helay shirarkaasi ayaa sheegeysa in wakiilada Beesha Caalamka ay dhinacyada kala duwan wax ka weydiiyeen caqabadaha heysata Doorasho la isla ogol yahay iyo sida ay uu u arko xalka, waxayna ururiyeen fikradaha ay qabaan dhinaca ka horjeeda dowladda Federaalka, iyadoo sidoo kale kulamo iyo xiriir la sameeyay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxda maaml Goboleedada kale.

    Wxaaa la filayaa inay madaxweynayaasha maamul goboleedyada kulan ku yeeshaan internetrka, kaasoo hordhac u ah kulan guud oo lagu heshiiyo in la isugu yimaado.

    Wakiilada Beesha Calaamka ayaa dadaal ugu jira in la qabto shirweyne ay isugu yimaadaan Madaxda Dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada, arrintaas oo ay taageereen musharixiinta, Siciid Deni iyo Axmed Madoobe, laakiin uu diiday Madaxweyne Farmaajo oo hadda lagu cadaadinayo inu u shirkaasi qabto ama ay beesha caalamka qaban doonto.

    Qoraal kooban oo kasoo baxay Xafiiska Q/Midoobay ayaa lagu yri: “Iyagoo sii wada kulamada khadka Internet-ka ah oo ay la yeelanayaan madaxda Soomaalida, ayey maanta saaxiibbada caalamku ku boorriyeen Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni in uu sii wado xal u helidda caqabadaha doorashooyinka dalka iyadoo loo marayo Wadahadal iyo isu-tanaasul.”

    Axmed Madoobe Beesha caalamka Doorashada Farmaajo Siciid C/llaahi Deni Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAskari la tuhunsan yahay inuu ku lug lahaa Dilkii Guddoomiyaha Degmada Hodon oo baxsaday
    Next Article Itoobiya oo ka hadashay Wararka sheegaya in Ciidamo Soomaali ah ka dagaalameen Gobolka Tigray

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo