Afhayeenka Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya Ridwaan Xersi Maxamed ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoorqoor inuu ka been…
Browsing: Doorashada
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku eedeeyay madaxda Puntland, Jubbaland iyo siyaasiyiinta Musharixiinta laga waayey jawaab waawaantii uu…
Dadaalkii loogu jiray xal loo helo caqabadaha hortaagnaa Doorashada Dadban ee gashay sanadka 2021 ayaa u muuqda mid burburay oo…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa farriin ku saabsan Gobolka Gedo u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Waxaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya galabta kulan ku dhex maray Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxda saddexda maamul Goboleed…
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa cabsi iyo hoggaan xumo ku eedeeyay madaxweynaha xilka kasii dhammaanayo ee Maxamed C/llaahi…
GUddoomiyah Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa beeniyay wararka sheegaya in heshiis laga gaaray Guddiyada Doorashada Somaliland ee ay magacawday…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan gaara la yeeshay Musharaxa xilka Madaxweynaha C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Wasiir u dowlihii hore ee Madaxtooyada C/qaadir Sheekh Cali (Baqdaadi) ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha…
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Musharrax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku dhaqaaqay tallaabo ku cusub Soomaaliya, markii uu shacabka weydiistay inay…
Qaar ka mida Guddiga Doorashada maamulka K/Galbeed iyo xubno ka mida Guddiga Doorashada heer Federaalka ee lagu muransan yahay ayaa…
Shirar si gaar gaar ah uga dhacay magaalada Garowe, intii lagu jiray iyo markii lasoo gabagabeeyay Madashii aragti-wadaagga machadka Heritage…
Midowga Musharaxiinta xilka Madaxweynaha ayaa ka digay Heshiisyo Qarsoodi ah oo ku saabsan Sahminta shidaalka, Baarista iyo Qodista oo ay…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ku baaqay shir ay isugu yimaadaan Madaxda dowladda Federaalka iyo Madaxda dowlad Goboleedyada si…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal ayaa sameeyay muddo kororsi aan kaliya ahayn xil sii heyn ee ay ku yeelanayaan awood…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa raali gelin ka bixiyey hadal hore uga soo yeeray oo…
Waxaa magaalada Garowe ee xarunta Puntland isugu tegay Madax ka socota dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada, mushariixinta iyo siyaasiyiin kala duwan,…
Guddiga Doorashada ee lagu muransan yahay ayaa shaaciyey inuu mar kale dib u dhac ku yimid xilligii loo qabtay Doorashada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa farriin u diray Musharixiinta Mucaaradka ee u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Guddiga Doorashada Dowladda Soomaaliya ee lagu muransan yahay ayaa shaaciyey inay foomamka Doorashada iyo habraacyada u kala direen maamul Goboleedyada.
