Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan wadatashi ah maanta la yeeshay Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo…
Browsing: Doorashada
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa mar kale isbedel laga dareemay, kadib markii uu magaalada Gaalkacyo kulan kula yeeshay dhiggiisa…
Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa dalbaday in Maxkamad meel fagaare ah lagu soo taago ninkii Bistoolada u adeegsaday gabdho bannaanbax…
Waxaa shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho gabdho uu weerar ku qaaday shalay nin shacab ah oo Bistoolad ku hureysnaa,…
Waxaa maanta magaalada Garowe kusii jeeda Musharixiinta xilka Madaxweynaha ee Soomaaliya oo shir Dood ah uga qeyb galaya caasimadda Puntland.
Waxaa soo baxday dood sharciyeed oo ku saabsan tallaabadii uu qaaday madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo iskiis u soo saaray…
Madaxweynayaasha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug oo ku yeeshay…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi iyo siyaasyiinta kasoo jeeda Gobollada Waqooyi ayaa ka hor yimid jadwalka Doorashada Aqalka Sare…
Xalay waxaa Muqdisho ka dhacay kulan weyn oo ay soo abaabuleen Musharixiinta Madaxweynaha ee ku midoobay Golaha, kuwaasoo khudbado u…
Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si weyn loogu cambaareeyay go’aanka Guddiga Doorashooyinka ee lagu muransan yahay ku…
Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka dhacaya kulan looga hadlayo ‘Xiliga kala guurka iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka’, kaasoo ay soo…
Guddiga Doorashada Dadban 2020/21 ee lagu muransan yahay ayaa soo saaray jadwal cusub oo Doorasho, kadib markii uu shaqeyn waayey…
Dadaal lagu doonayo in xal looga gaaro khilaafka ka taagan fulinta Doorashada dadban 2021 ayaa soo xoogeystay kadib dib u…
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa maanta kulan la yeeshay madaxda ururada bulshada rayidka oo ay ka wadhadleen xaladda Doorshada iyo khilaafka…
Shir madaxeedkii aan caadiga ahay ee IGAD ugu soo dhammaaday dalka Jabuuti ayaa laga soo saaray War-murtiyeed ku saabsan arrimihii…
Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa si cad u sheegay inaysan maamulkiisa wax tabasho ah ka qabin sida dowladda…
Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta ee xilka Madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin inaysan weli kala caddeyn…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa faahfaahin ka bixiyey xaflad lagu taageerayay musharaxnimadiisa ciidamada dowladda ay hosr…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaas heegaya in ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ay joojiyeen xaflad uu mgaalada Muqdisho…
Safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyay Magaalada Muqdisho Mr. Cemalettin Kani Torun ayaa Madaxweynaha waqtiga xilkiisu sii dhammaanayo ee Maxamed…
