Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan magaalada Muqdisho iyo ciidamada madaxweyne Farmaajo dul dhigay xarumaha…
Browsing: Doorashada
Golaha Midowga Musharixiinta Soomaaliya ayaa qoraalklii labaad oo cabasho ah u diray Dowladda Turkiga, iyagoo u mariyey safirkeeda Soomaaliya ee…
Beesha caalamka ayaa weli ka caga jiideysa inay si toos ah u farageliso muranka ka taagan Doorashada Soomaaliya oo hore…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sii xoojisay dadaalka ay ugu jirto inay ku hanato madaxda guddoonka Golaha Shacabja iyo maamul Goboleedyada si…
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa qoraal ay u direen Safiirka Turkiga ee Soomaaliya uga cosaday inuu dib u dhigo Hub dowlada…
Wakiilada Beesha caalamka ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray xaaladda Soomaaliya iyo khilaafka ka taagan Doorashada Dalka 2020/2021, waxayna ugu baaqeen Madaxda…
Golaha Midowga Murashaxiinta wuxuu si kulul u canbaaraynayaa rasaastii ay ciidanka dawladda Federaalka ahi sida arxan darrida ah ugu fureen…
Ra’iisul- wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed oo ka qeybgalay kulan ka dhacay Muqdisho oo looga hadlay qoondada Haweenka ee…
Bannaanbaxyo looga horjeedo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Doorashada Dalka ee lagu eedeeyay inuu boobayo ayaa ka dhacay degmooyin ka…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu rasaas u adeegsaday dad shacab ah oo bannaanbax…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda qabanqaabada Bannaanbaxyo looga horjeedo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo qaabka uu wado Doorashada dalka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-goboleedka Galmudug,h alkaas oo ay ku…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Amar kusoo rogtay musharixiinta kasoo degaya Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo amarkaasi maanta…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dadaal xoog leh ugu jirta sidii ay Doorashada Aqalka Sare uga dhici lahayd maamulka Galmudug, arrintaas oo…
Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa soo jeediyey in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu xilka ku wareejiyo Baarlamaanka, ayna doortaan…
Wafdiga Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulankii ugu horeeyay la yeeshay Madaxda Puntland, iyadoo xafiiska Ra’iisal wasaaraha uu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maqribniadii caawa gaaray magaalada Garowe.
Iyadoo la isku mari la’ yahay fulinta Heshiiskii Doorashada Dadban ee ay gaareen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Puntland ay howlgal ka wadaan halkaasi si ay fujiyaan sawirrada…
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa Qoraal u diray wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya, iyagoo ugu sharxay mowqifkooda Doorashada uu wado Madaxweyne…
