Waxaa caddaatay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmajo aqoonsaneyn dastuurka kmg, tusaale ahaan qodobbada 1, 3, 4, 10, 11, 12, 15,…
Browsing: Doorashada
Guddiga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi (Somaliland) ee lagu muran yahay Garabka Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta…
Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dagaal diblomaasiyadeed ku qaaday dalka Kenya oo ay ku eedeeyeen inay faragelin…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa wada qorsheyaal ay doonayaan in xal loogu helo is mari waagga ka taagan Doorashada Federaalka.
Guddiga Badbaadada Doorashooyinka ee ay dhiseen Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa shirkii ugu horeeyay maanta yeeshay.
Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Donald Yamamoto ayaa khudbad kulul ka jeediyey shirkii SPF ee maanta magaalada Muqdisho ka dhacay.
Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa si buuxda u difaacay dowladda Doorshada iyo sida ay u wado…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa khudbad kulul ka jeediyay shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka (Somalia Partnership…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo ayaa dowlada Federaalka Soomaaliya ugu baaqay inay ciidamadeeda kala baxdo Gobolka Gedo.
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa magacaabeen saraakiil u qaabilsan dhinaca Amniga, kadib shir ay maanta ku yeesheen caasimadda Muqdisho.
Guddiga Doorashada lagu muransan yahay ee Heer federaal oo shalay isk dhex magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen ayaa la…
Golaha Midowga Musharixiinta ee ay ku jiraan inta badan musharixiinta Madaxweynaha ayaa dingniin u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo,…
Guddiga Doorashada heer Federaal ee ay magacawday xukuumadda Soomaaliya ayaa galabta magacaabay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen.
Golaha Midowga Musharixiinta ee xilka Madaxweynaha ayaa ka digay in Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhammaanayo ay xilligan doonayaan…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo waanwaan ka dhex waday Madaxweynaha Soomaaliya iyo Musharixiinta Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu…
Safiirka UK eu fadhiya Soomaaliya Ben Fender ayaa wada dhaqdhaqaaqii ugu badnaa, isagoo kulamo xiriir ah la yeelanaya musharixiinta Madaxweynaha…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa kashifay arrin uu Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ka dalbaday…
Qaar ka mida xildhibaannada kasoo jeeda soo jeeda Gobolada Waqooyi (Soomaaliland) ee taageersan madaxweyne Farmaajo ayaa ka hor yimid guddoomiyaha…
Waxaa sii xoogeystay dadaallada ay wakiilada Beesha Calaamka ugu jiraan in xal loo helo muranka hareeyay doorashada 2020/2021 ee keenay…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa si kulul uga hadlay Doorashada Soomaaliya iyo xaaladda Gobolka Gedo, isagoo ku eedeeyay…
