Iyadoo uu sii xoogeysanayo ololaha loogu jiro xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa sii xoogeysanaya tartanka loogu jiro xilka uu…
Browsing: Doorashada
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ciidamo fara badan la dhigay wadooyinka iyo isgoysyada Magaalada.
Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa diiday inay kormeerayaal iyo korjoogto caalami ah la socdaan doorashada guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka…
Lix ka mida musharixiinta u taagan xilka guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa khudbadahooda maanta ka hor jeediyay kulanka Baarlamaanka.
Guddiga Qabanqaabada Doorashada Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa galabta soo xiray qabashada araajida musharixiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, waxaana si…
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta iska casilay xilka Wasiirka gaashaandhigga, isagoo isu diiwaan geliyay tartanka…
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta lagu wadaa inuu xilka isaga casilo, si uu ugu tartamo…
Guddiga Qabanqaabada Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shahaadada aqoonsiga musharaxnimo guddoonsiiyey wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.
Guddoomiyaha Gudiga Qabanqaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa shaaciyey in maalintii koowaad ay diiwaan geliyeen shan musharax oo u taagan…
Wasiirkii labaad oo ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka, isagoo tartan ugu jira xilka Guddoomiyaha…
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Federalka Soomalaiya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka…
Waxaa saaka magaalada Muqdisho ka bilaabatay diiwaangelinta musharixiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo ay soo baxeen musharixiin cusub…
Guddiga qaban qaabada Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa canbaareyn u jeediyey war kasoo yeeray wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh…
Guddiga Qabanqaabada doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyey jadwalka Doorashada iyadoo 30-ka Bisha April loo qabtay inay dhacdo doorashada guddoomiyaha.…
Guddiga Qaban-qaabada doorahada guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya ayaa Shaaciyey shuruudaha laga rabo musharixiinta u tartamaya jagada guddoomiyaha golaha shacabka.
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixiyey dalab ka yimid Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ahaa inay is…
Guddiga cusub ee doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la magacaabay ayaa kulankoodii ugu horeeyay galabta yeeshay iyagoo doortay Gudoomiye,…
Ku-simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa magacaabay Guddiga qabanqaabada Doorashada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa bilaabay diyaargarowga doorashada kuraas ka bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Waxaa hadda soo dhammaaday doorashada Wareegii koowaad kursigii Baarlamaanka ee Jufada Cali Madaxweyne ee Beesha Xawaade oo ka socotay magaalada…
