Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inay halkaasi ka dhici doonto doorashada kursiga Xildhibaanimo ee Beesha Cali Madaxweyne/Xawaadle ee…
Browsing: Doorashada
Waxaa maanta la daahfuray Istiraatiijiyadda Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka shanta sano soo socota oo qeexeysa Doorasho qof iyo…
Iyadoo la sugayo natiijada doorashadii madaxweynaha maamulka Somaliland ee Isniintii loo dareeray ayaa waxaa digniin laga soo saaray dhacdooyin ka…
Guddiga Doorashada Qaran ayaa maanta hortegaya xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaalaiya.
Guddiga Doorashada Qaran ee Soomaaliya ayaa soo saaray Buug ku saabsan erey bixinta Doorashooyinka.
Qaar ka mida taageerayaashii madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ee sida weyn ugu ololeeyay xiligii doorashada ayaa loo heystaa deyntii hoteelada…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka looga baahan yahay in…
Guddiga Doorashada madaxweynaha Galmudug ayaa ku dhawaaqay in xilliga la qabanayo Doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug.
Guddoomiyihii Guddigii Anshaxa Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa baaq u diray Madaxweynaha cusub Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in xiisad siyaasadeed ka jirto magaaladaasi oo uu maanta ku wajahan yahay madaxweynihii…
Doorashadii madaxweynaha Soomaaliya ee dhacday Arbacadii 8-da Febraayo 2017 waxaa ku loolamay 21 musharax oo xilkan u taagnaa.
Xildhibaan C/laahi Goodax Bare oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hadaly faragelinta la sheegay in dowladaha qaarkood ay…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa noqday madaxweynaha maamul goboleedka kaliya ee aan si toos ah u dhex…
Musharaxii xilka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Warsame oo looga guuleystay doorashada ayaa eedeyn u jeediyay madaxda maamul goboleedka Puntland.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay wareega saddexaad ee tartanka madaxweynaha Soomaaliya.
Wareega labaad ee Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadda soo gabgabowday iyadoo uu si weyn ugu horeeyo Musharax Cllaahi Farmaajo.
Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa magaalada Muqdisho iyadoo uu madaxweyne noqday Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Waxaa socota tirinta codadka musharaxiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya oo ay wareega labaad isugu soo hareen saddex musharax.
Musharax Cumar C/rashiid Cali ayaa ku dhawaqay inuu ka haray tartanka Doorashada isagoo sheegay inuu ahaa qofka ugu danbeeya afarta…
Ololihii ugu weynaa ee doorasho ayaa ka socda hoolka doorashada madaxweynaha Soomaaliya ay ka socoto kadib markii la soo gabagabeeyay…
