Wareegii koowaad ee Doorashada iyo tirinta codka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo gabagowday iyadoo hadda lagu dhex jiro tirintii rasmiga ahayd.
Browsing: Doorashada
Wakiilka beesha caalamka ee sida korjoogtada ah uga qeyb galaya doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa laga dhex saaray fadhiga xildhibaanada.
Xalay xilli danbe waxaa ilaa 7 xarumood oo ay ku jiraan hoteelo iyo Guryo ku yaaal magaalada Muqdisho ka socday…
Dowlada Imaaraadka Carabta oo galaangal weyn ku lahayd doorashada Soomaaliya ayaa xilligii ugu danbeeyay lacagtii ay ugu talogashay doorashada u…
Musharax ka mida musharaxiin tanaasulay ayaa qarxiyay xaalada doorashada madaxweynaha Soomaaliya hareysay isagoo si kulul uga hadlay xaaladda doorashada.
Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilaabatay, waxaana guddoomiyaha Baarlamaanka uu ku dhawaaqay inuu tanaasulay mid ka mida…
Musharixiinta Madaxweyne ee ku haminaya iney ku guuleystaan tartanka doorashada waxa ay badankoodu u taagan yihiin iney is bedel cusub…
DOORSHADA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA 2017 SOMALIA DECIDES HALKAN KALA SOCO DOORASHADA OO QORAAL, MAQAL IYO MUUQAAL AH Waxaa ku tartamaya 22…
Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya waxaa ka mida musharaxiin og inaysan haba yaraatee lahayn wax fursad ah, hadda gaaray heerka…
Wararkii ugu danbeeyay ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo daqiiqado kadib ka bilaabanaya xarunta Afisyooe ee ciidamada Cirka Soomaaliya ayaa sheegaya…
Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka ayaa ku qulqulaya xarinta Afisyoone ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay dhowaan ka bilaaban doono Doorashada…
Shariif Sheekh Axmed oo ka mid ahaa musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya u taagan ayaa la sheegay in saacadihii ugu danbeeyay…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa si buuxda ula wareegay awoodda fulinta ee dowladda Soomaaliya.
Mid ka mida musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaciyay in lacago laaluusha ay lagu qeybinayo hoteelada iyo guryaha qaar ka mida…
Musharaxa Madaxweyne Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali oo ka mid ah musharixiinta ugu miisaanka culus ee tartanka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa…
Wararkii ugu danbeeyay ee ololaha Doorashada ka socda magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ay bilaabaan xusul…
Warar xogogaal ah ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay is faham dhex maray labada musharax ee Shariif Sheekh Axmed iyo…
Dr. Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ka mid ah madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo fadhigiisu yahay magaalada Qaahira ee dalka Masare…
Iyadoo ay saacado naga xigaan doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa warbaahin iyo baraha bulshada lagu soo bandhigay cod bixin lagu…
