Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mid ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha uu soo wajahay hoos…
Browsing: Doorashada
Doorasho aan hore loo arag ayaa shalay ka dhacday magaalada Kismaayo markii la dooran waayay kursi ku celis ahaa oo…
Xildhibaano isku baheystay inay yihiin isbedel doon ayaa caawa shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo iskood isu abaabulay.
Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaara xilka sii haya ayaa si degdeg war-saxaafadeedyo iska horjeeda uga soo saaray Dacwadii Badda ee Kenya…
Kursi hore loo laalay ayaa maanta doorashadiisa ka dhacday magaalada Baydhaba iyadoo uu ku soo baxay isla xildhibaankii hore loo…
Musharax Shariif Sheeekh Axmed oo ka mid ahaa mushariixinta maanta hortegay labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa balanqaaday inuu soo…
Ololoha weyn ee tartanka madaxweynaha waxaa ka hoos socda olole kale oo ay isku khaarijinayaan siyaasiyiinta isku beesha ah si…
Xildhibaan hore loo laalay kursi uu ku soo baxay magaalada Cadaado ayaa mar kale dib loogu doortay magaalada Muqdisho.
“Waxaan ugu bishaarayn doona madaxda iga danbeysa 2020 in ay guran doonaan miraha dadaalka aan sameynayno maanta, wada hadalada lagu…
Mid ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta laga waayay fadhiga Baarlamaanka Soomaaliya ee labada aqal oo…
Afar ka mida shan kursi oo ay laaleen Madasha Qaran iyo Guddigii xalinta khilafaadka Doorashooyinka ayaa maanta doorashadoodu ka dhaceysaa…
Maanta ayaa lagu wadaa in qaar ka mida musharaxiiinta ay hortagaan shirka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya si ay khudbadahooda…
Qaar ka mida musharixiinta madaxweynaha u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan xasaasi ah galabta la yeeshay Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya.
Laba ka mida madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka ayaa hogaan u noqday ololaha Madaxweyne Xasan Sheekh ku doonayo in dib loogu…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inay halkaasi gaareen saddex ka mida madxweynayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya oo kulamo qarsoodi…
Cumar C/rsahiid ayaa eedeyn kulul u jeediyay dowlado taageeraya shaqsi gaara oo doonaya inuu noqdo madaxweyne.
Musharax Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa afka furay isagoo ku eedeeyay dalalka deriska ah qaarkood inay faragelin ku hayaan Doorashada…
