Faadumo Dayib ayaa laga saaray xubnaha Guddiha anshaxa iyo asluub-wanaagga ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo maalmo ka hor uu magacaabay Guddoomiyaha…
Browsing: Doorashada
Xilalka sare dowladda Soomaaliya waxay noqdeen kuwo beelo gaara u cayiman, taasoo tartanka doorasho kasta ka dhigtay in la sii…
Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynah ayaa qeylo dhaan ka soo saaray warar ay heleen oo ku saabsan in ammaankooda…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa difaacay taageeradiisa dib u doorashada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Xubin ka mida guddiga Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee labada Gole ayaa qarka u saaran in laga saaro Guddiga Doorashada kadib markii…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ka kooban labada aqal ee Baarlamaanak Soomaaliya ayaa ku gacan seyray eedeyn uga timid 16…
Qaar ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa kulan ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho waxay ka hor yimaadeen go’aankii…
TV-ga Universal ee gaarka loo leeyahay ayaa fursad ka helay murankii keenay in la laalo doodwadaagii musharixiinta madaxweynaha ee maanta…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha ayaa soo saaray Jadwal ay u dejiyeen khudbad jeedinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha.
20 ka mida 24-ka musharax ee u taagan tartanka Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa heysta dhalasho ajnabi ah ama shisheeye.
War hadda soo dhacay ayaa sheegyaa in doodii loo qaban lahaa musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya gebi ahaan la…
Musharax Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa faahfaahin ka bixiyay wixii ka dhacay Doodii Doorashada musharixiinta ee fashilantay.
Qeybtii labaad ee musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inaysan ka qeybgaleynin dooda musharixiinta qeybteeda labaad.
Doodii Musharixiinta madaxweynaha ee Warbaahinta ayaa fashil ku dhammaatay maanta kadib markii ay isaga baxeen 12 musharax oo ka mida…
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahayd ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa la ogaaday arrinta…
Haweeneydii mar ahayd musharaxa madaxweynaha Soomaaliya ee qabsatay saxaafadda caalamka Faaduma Dayib ayaa loo magacaabay xubin ka tirsan Guddiga anshaxa…
Guddoomiyaha Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa la-taliyihiisa u magacaabay inuu noqdo xiriiriyaha Dooda musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha…
Guddi ka kooban 9 xubnood oo loo magacabay inay noqdaan Guddiga Anshaxa iyo Asluub wanaagga Doorasahda Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wax…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa magacabaya Guddi la magac baxay: Guddiga ilaalinta anshaxa iyo Asluub wanaaga Doorashada…
Musharax Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qaar ka mida madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ku eedeeyay inay ku jiraan ololaha Doorashada madaxweynaha…
