Warar laga helo ilo sirdoon ayaa sheegaya kooxda Alshabaab ay weeraro culus u qorsheysay Doorashada Soomaaliya.
Browsing: Doorashada
Bandhigii ugu weynaa ee ololaha Doorashada ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo ka qeyb galeen xildhibaanadii ugu badnaa ee…
Waxaa soo gabagaboobay isdiiwaangelinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ee Doorashada 2017, waxaana isu sharxay 24 musharax oo xilkan…
Xaflad lagu taageerayo musharaxnimada Xasan Sheekh Maxamuud ee xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho.
Xaflad lagu taageerayo musharaxnimada Xasan Sheekh Maxamuud ee xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho.
Waxaa galabta la soo gabagabeeyay diiwaangelinta musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Diiwaangelinta Mushrixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd soo xirantay iyadoo ay isu diiwaan geliyeen laba musharax oo…
Kursigii ugu danbeeyay ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho.
Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa balanqaad aan hore loo arag bixiyay haddii loo…
Musharax Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa noqday musharaxa rasmiga ah ee ay wadato dowladda Imaaraadk Carabta ee loo rabo inuu…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee mar kale u tartamaya xilka ayaa balanqaad siiyay Guddiga Doorashada.
Musharax Cumar C/rashiid Cali oo ka mida musharixinta xilka madaxweynaha oo muddooyinkan danbe gaabis ahaa ololihiisa doorashada ayaa kulamo doorasho…
Madaxweynaha xilka haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta iska xaadiriyay xarunta Villa Baydhaba ee Guddiga Doorashada si…
Musharixiin cusub ayaa isu diiwaan geliyay tartanka xilka madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo ay tahay maalintii labaad ee diiwaangelinta musharixiinta.
Waxa sii kordhaya mushrixiinta isu diiwaan gelinaya tartanka madaxweynaha Soomaaliya iyadoo maalintii labaad gelinkeeda hore ay shahaadooyinkooda qaateen musharixiin cusub.
Xildhibaan Cabdi Shir Jaamac (Cayaar-jecel) ayaa noqday xildhibaankii ugu horeeyay ee talo weydiista dadka si ay uga caawiyaan musharaxa uu…
Maalmihii ugu danbeeyay waxaa magaalada Muqdisho ku soo ururay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka, gaar ahaan kuwa milateriga oo la…
Waxaa shalay kulan gaara ku yeeshay xarunta madaxtooyada labada Musharax ee xilka madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud iyo C/raxmaan Maxamud Faroole.
Maalintii labaad ee diiwaangelinta musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta shahaadooyinkooda qaataan musharixiin caan ah.
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliy, ahaana musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa taageeray musaharaxnimada xildhibaan…
