Kulan gaara oo Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay caawa ka yeeshay xaaladda Soomaaliya ayaa laga soo saaray go’aano ku saabsan xaaladda…
Browsing: Doorashada
Musharax Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ah musharrax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu muddo…
Ergyaga gaarka ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa ka digay madaxweynihii lagu doorto musuq…
Afar musharax oo ka tirsan Mushrixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa is diiwaan geliyay maalintii ugu horeysay ee la furay diiwaangelinta…
Musharixiin u taagnaa xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay ka haraan tartanka kadib markii laba musharax ay durba ka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa digniin u diray Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha, isagoo u sheegay inay ilaaliyaan jadwalka Doorashada.
Musharixii ugu horeeyay ayaa ka haray tartanka Doorashada madaxweynaha Soomaaliya, isagoo shir jaraa’id uga dhawaaqay tanaasulkiisa.
Qaar ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah maanta isugu yimid magaalada Muqdisho.
Musharax shariif Sheekh Axmed oo maanta isu diiwaan geliyay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa xoojiyay ololihiisa doorashada…
Musharixii ugu horeeyay ayaa saaka iska xaadiriyay xafiiska Villa Hargeysa ee Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya si uu isku diiwaan geliyo.
Musharax Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya u tartamaya ayaa fariin olole doorasho oo la yaab…
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa farriin u diray musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Kadib markii lagu dhawaaqay xilliga la qabanayo Doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ku beegan 8-da April 2017, ayaa waxaa soo baxaya…
Guddiga Doorashada madaxweynaha ee ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Guddiga Doorashada madaxweynaah Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay xilliga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.
Guddiga Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa kulankoodii koowaad ku yeeshay magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa la hoos geeyay qeyb ka mida ciidamada Soomaaliya ee sugi…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la magacaabay kadib markii xildhibaanada labada aqal ay maanta kulan saacado badan qaatay ku yeesheen…
Maxamed C/raxmaan Maxamed (Faroole oo uu dhalay madaxweynihii hore ee Puntland ayaa Muqdisho tegay kadib muddo ka badan 25 sano…
