Iyadoo berito ay ku beegan tahay doorashada Guddonka Sare ee Aqalka sare ayaa waxaa soo baxaya musharaxa loo wado inuu…
Browsing: Doorashada
Gudiga Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa shaaciyay in maanta la dhageysan doono khudbooyinka musharixiinta u taagan Guddoonka Baarlamaanka.
Isbedel weyn ayaa ku yimid xildhibaanada iyo qaabka doorashada kadib markii Baarlamaanka cusub ay soo galeen tiro badan oo ka…
Musharixiin u tartamaya xilka madaxweynaha Galmudug ayaa isu sharxday jagadaasi, kadib markii xildhibaanada xilka ka qaaday madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed ay…
Musharixiin iyo siyaasiyiin hor leh ayaa taageeray ololaha musharaxnimo ee Shariif Sheekh Axmed, madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka socda…
Musharixiin gaaraya 16 ayaa isu soo taagay xilka Guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wado in dhowaan la…
Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha ayaa bilaabay olole ay ku dalbanayaan in Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka uu noqdo madaxweyne…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed Sheekh Maxamuud Sheekh Muuse Cigalle wuxuu siyaasadda ka soo galay dhinaca diinta, isagoo…
Warbixinta ay soo saartay Hay’adda Cilmi baarista Itoobiya fadhigeedu yahay ee CRCD ayaa lagu sheegay xog ku saabsan heshiis Kenya…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dooranayaa xildhibaanadii ugu danbeeyay labada aqal ee Baarlamaanka doorasho ka dhaceysa xarunta Gaadiidka Booliska ee…
Daraasad ay sameysay Hay’adda cilmi baarista Itoobiyaanka ah ee CRCD ayaa qeyb ka mida waxay ka ka hadashay dadaal ay…
MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH MAHAMUUD HORDHAC Dalkeena Soomaaliya waxaa uu soo maray marxalado kala duwan tan iyo markii ay buurburtay dawladdii dhexe sanadkii…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa galabta waxa uu kulan la qaatay safiirka cusub ee Ingiriiska u soo…
Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa la sheegay in tiro ka badan 100 xildhibaan ay heystaan Baasaboori ajnabi ah.
Shariif Sheekh Axmed ayaa weerarkii ugu weynaa ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii uu maanta dib ugu soo…
Hay’ad Cilmi baaris ah oo ay soo saartay Hay’ad Itoobiyaan ah ayaa sheegtay in Musharax aan ka soo jeedin Beelaha…
Musharaxa xilka madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed oo hadda u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa weerar qulus oo aan hore loo…
Ergo ka soo jeeda degaanada Somaliland oo maanta lagu waday inay doortaan kursi ka mida kuraasta Baarlamaanka ayaa gacan ka…
