Iyadoo ay socoto qabanqaabada Doorashada Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan musharixiinta xilalka…
Browsing: Doorashada
Madaxweynihii hore ee Puntland, ahna Musharax madaxweyne C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa faahfaahin ka bixiyay qorshihiisa musharaxnimo ee Doorashada Soomaaliya iyo…
Xildhibaan C/risaaq C/risaaq Xasan Cismaan (Jurille) ayaa beeniyay inuu u sharxan yahay xilka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Waxaa la isla dhex marayaa warar sheegaya in wakiilada Beesha Caalamka ay Guddoomiyaha Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya u aqoonsadeen Prof. Maxamed…
Waxaa magaalada Nairobi ka socda kulamo xiriir ah oo ku saabsan ololaha Doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo si xowli ah u socota…
Wakiilka Gaarka ah ee xoghayaha Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa qoraal farriin adag xambaarsan u kala diray musharaxiinta…
Laba xildhibaan oo cusub ayaa maanta ku soo biiray Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii doorashadoodu ka dhacday magaalada Muqdisho.
Dhowaan waxaa la doortay afhayeenka 1aad ee baarlamanka oo uu ku soo baxay Prof. Jawaari, cidna gaar umalaheen guushaasi maxaayeelay xoogag…
Iyadoo ay maanta bilaabatay diwaan gelinta Musharaxiinta u taagan xilka gudoonka Aqalka sare ayaa waxaa soo baxaya musharaxa loo wado…
Beesha Daarood ayaa ku fashilantay inay hesho jagada Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baaralamaanka, kadib markii arrintaasi ka hor timid miisaanka…
Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa qoraal xambaarsan digniin culus u kala diray musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha…
Madaxweynaha K/Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in qorshihii uu ku doonayay beelaha Digil & Mirifle ay…
Xildhibaanada Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta doortay Guddiga Doorashada Aqalka Sare ee Guddoonka Aqalkaasi, iyadoo la shaaciyay waqtiga…
Kulankii ugu horeeyay ee ay maanta yeeshaan xildhibaanada Aqalka sare ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu magacaabay Guddiga…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu doortay saddex senatoor oo cusub oo ka mid noqonaya Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada dadban ee heer Federaal ayaa kashifay muran ka dhex taagan madaxda madasha Qaran iyo beesha caalamka.
Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa shaaciyay in maanta Magaalada Muqdisho lagu dooran doono saddex kursi oo ka mida xubnaha Aqalka sare…
Kulan dhex maray wakiilada beesha Caalamka, Guddoonka cusub ee baarlamaanka iyo qaar ka mida musharaxiinta xilka madaxweynaha ayaa lagu diiday…
Kulamo xiriir ah oo magaalada Kambala ay ku yeesheen labada musharax ee Shariif Sheekh Axmed iyo C/raxmaan Faroole ayay ku…
Guddiga Doorashada Dadban ayaa lagu soo oogay dacwado ku saabsan lacago fara badan oo ay ka qaadeen musharixiintii isu sharaxday…
