C/raxmaan Aadan Ibraahim (Ibbi) ayaa mar kale ku soo baxay xildhibaan ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Browsing: Doorashada2016
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa wada qorshe uu xildhibaan caan ah oo kasoo jeeda…
GUDDIGA MADAXA BANAAN EE XALLINTA KHILAAFAADKA DOORASHOOYINKA DADBAN (GMXKHDD)
Waxaa heshiis laga gaaray qaabka iyo hanaanka loo soo xulayo xildhibaanada ka imaanaya degaanada Somaliland.
Doorashada senatoorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka ka bilaabatay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ee waqtigiisu dhammaaday ayaa maanta tegay magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.
Muuqaal dhiirrigelin ah ayaa laga sameeyay sida doorashooyinka Soomaaliya ay u dhacayaan iyadoo ay faafisay hay’adda Q/Midoobay ee Soomaaliya.
