Dadweynaha Ciraaq ayaa maanta u dareeray doorashada guud ee Baarlamaanka dalkaasi oo ah tii ugu horeysay ee dalkaasi ka dhacay…
Browsing: Doorasho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha la doortay ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed…
Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka ahna sii hayaha Afhayeenka Baarlamaanka Cabdiweli Ibraahim Muudey ayaa sheegay ku dhawaaqay natiijada wareegii koowaad ee Doorashada…
Wasiirkii Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo xilka isaga casilay inuu qabto xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa…
Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa ku guuleystay doorashadii kursi xildhibaan oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb.
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ka socota Doorashada Kursi ka tirsan Golaha shacabka oo bannaan. Waxaa ku tartamaya ilaa…
Wararka Imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay halkaasi ka dhaceyso Doorashada Kursi ka bannaan golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Dadweynaha dalka Masar ayaa maanta oo isniin ah u dareeray goobaha cod bixinta doorashada madaxweynaha dalkaasi oo ay ku tartamayaan…
Guddiga Doorashada Madaxa bannaan ayaa galabta xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ku qabtay Doorashada kursi ka bannaanaa Golaha Shacabka…
Muran iyo is qabqabsi xoog leh ayaa ka dhashay doorasho lagu waday inay maanta ka dhacdo magaalada Muqdisho oo lagu…
Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa isku raacay in aakhirka sanadkan la qabto doorashada madaxweynaha Maamulkaasi.
Waxaa magaalada Kismaayo maanta ka dhacaya doorashada kursi ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), kana tirsanaa wasiiradii maamulkii hore ee Hirshabeelle ayaa shaaciyey in musharixiintii…
Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) ayaa shaacisay in kuraas hore leh oo ka bannaan Golaha…
Waxaa socota doorashada wareega labaad ee Kursiga Xildhibaannimo ee Golaha Baarlamaanka magaalada Jowhar, iyadoo ay isugu soo haraan laba musharax.
Waxaa hadda soo dhammaaday doorashada Wareegii koowaad kursigii Baarlamaanka ee Jufada Cali Madaxweyne ee Beesha Xawaade oo ka socotay magaalada…
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1713406968720088/ Waxaa magaalada Jowhar ka bilaabatay doorashada Kursi Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka oo ay ku tartamayaan lix musharax oo…
Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay shuruudaha laga doonayo musharixiinta u tartamaya xilka kursigii xildhibaan ee uu banneeyay…
Guddiga doorashada Madaxweynaha ee maamulka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay xilliga ay dhaceys doorashada madaxweynaha cusub ee maamulkaasi.
Qabanqaabada xaflada caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa ka bilaabtay Muqdish, iyadoo ay hareysay xaalad mugsi ku jiro.
