Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamada Booliska ay xireen saaka weriyeyal xabsiga ugu tegay Weriga C/qaadir Faarax…
Browsing: Dulyar
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Magaalada Baladweyne ayaa xabsi u taxaabeen Weriye Cabdulqaadir Faarax Dulyar.
W/Q: Abdulkadir Dulyar Si kastoo la isugu dayay in wax looga bedelo dhaqan siyaasadeedka Soomaaliya soo ragaadiyay ee muddada dheer…
Cashadii xalay Madaxtooyada loogu sameeyay Wafdiga Madaxweyne Ismail Omar Gelle, cid kastoo soo abaabushay ama ka qeybqaadatay aad iyo aad…
Weriye C/qaadir Faarax Dulyar oo ka mida saxafiyiinta waaweyn ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa ka sheegay shirkii shalay ku…
