Browsing: Duqeyn
War kasooo baxay Hay’adaha Amniga Dowladda Feeraalka ayaa lagu sheegay in laga hortegay oo la burburiyey gawaari qaraxyo lagu diyaariyey.
Duqayntii saddexaad ee cirka ah oo ay qaadeen ciidamada Mareykanka ayaa mar kale maanta ka dhacday deegaanka Qaycad ee Koonfurta…
Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay in duqayn cirka ah lala beegsaday maleeshiyada Al-Shabaab oo ku sugnaa aagga Bacaadweyn ee Gobolka Mudug.
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa War kasoo saaray eedeyntii ay dowladda Soomaaliya u jeedisay ciidamada Kenya inay duqeyn…
Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareeyay duqeynta ay Kenya kasii wado Soomaaliya, ayna ku disjay dad shacab ah.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa duqeyn ay ciidamada cirka Kenya ku qaadeen degaano ka tirsan Gobolka Gedo.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inay duqeyn ka fulisay diyaarad nooca Drone-ka ah oo ay leedahay dowladda Kenya.
Jugta madaafiic loo maleynayo inay hoobiyeyaal ahaaheey ayaa goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho , gaar ahaan degaanada u dhow…
Waxaa gudaha Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka dhacay qarax sababay qasaare, iyadoo aan la ogeyn waxa dhaliyey qaraxaasi.
