Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya inuu xilkii iska casilay Ra’iisal wasaarihii dalkaasi Hailemariam Desalegn.
Browsing: Eithopia
Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland ay diyaar…
Itoobiya ayaa xiisad diblomaasiyadeed ka dhex abuurtay dalalka Masar iyo Suudaan, taasoo keentay in dowladda Suudaan ay u yeerato safiirkii…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeyb galay xuska maalinta Qowmiyadaha dalka Itoobiya.
Hay`adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Right Watch ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in xukuumadda Itoobiya ay…
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas oo ku sugan dalka Ethiopia ayaa kulan kula yeeshay magaalada Addis Ababa qaar kamida…
A member of the European Parliament who is a fervent critic of the TPLF (Tigray People’a Liberation Front) said current political developments…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay gaaray magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya ayaa balanqaad ka helay madaxda dalkaasi.
Addis Ababa October 23/2017 Prime Minister Hailemariam Dessalegn affirmed that Ethiopia will continue its effort and solidarity with Somalia in…
Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay in ka badan lix boqolna way ku barakaceen dibadbaxyo cusub oo ka bilowday…
Warbaahinta Itoobiya ayaa sheegtay in 13 qof ay ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday garnayl oo ka dhacay magaalada Jimma ee…
Dowladda Masar oo ka mida isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ee ka horjeeda dalka Qatar ayaa ku yaboohday inay ciidamo u…
Dowlada Itoobiya ayaa go’aan dhexdhexaadnimo ah ka qaadatay khilaafka diblomaasiyadeed ee ka dhex oogan dalalka Khaliijka.
Ciidamada Itoobya ee qeybta ka ah AMISOM ayaa magaalada Baydhaba maanta ku qabtay xuska Ginbo oo ah markiii Jabhadii Tigreega…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee Itoobiya Tedros Adhanom ayaa loo doortay madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Q/Midoobay WHO.
Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay lacago fara badan oo malaayiin doolar ah ay ka heshay Koronto ay u dhoofisay dalalka…
Dalalka IGAD oo intooda badan saameyn ku leh xaaladda Soomaaliya ayaan u dhammeyn shirka London ee arrimaha Soomaaliya.
Somali Government and Ethiopian soldiers Wednesday recaptured a district in south-central Somalia from al-Shabaab fighters.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqday shir caalami ah oo Itoobiya ay qabanqaabiso sanad waliba.
Booliska Kuweyt ayaa qabtay haweeney dalkaasi u dhalatay oo filim ka duubtay haweeney shaqaale u ahayd oo dabaqa 7aad oo…
