Soomaalida Itoobiya ayaa markii ugu horeysay labo wasiir ku yeelatay xukuumada wadankaas ka dib markii Ra’isal Wasaare Haile Mariam Desalegn,…
Browsing: Eithopia
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa Wasiirada ka dib mudaaharaadyo keenay in dalkaasi la geliyo…
Weriyaha caanka ah ee Harun Macruuf ee ka howlaha idaacadda Codka Mareykanka ee VOA-da ayaa sheegay in saddex sababood ay…
Mareykanka ayaa ka digay in Itoobiya aanay ku xadgudbin xaaladda degdega ah ee ay soo rogtay maalintii Axadda.
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday Lix bilood oo xaalad degdeg ah, ka dib muddo bilooyin ah oo ay socdeen banaanbaxyo…
Taareenkii ugu horreeyay ee koronto ku shaqeynaya ee qaaradda Afrika ayaa waxaa uu ku ordi doonaa xawaare gaaraya 120 KM…
Dad fara badan ayaa la soo weriyay inay ku dhinteen is buurasho ka dhacday bannaanbax ay dhigeen dadka Oromada ah…
Orodyahankii Oromada ee ka goosta dowladda Itoobiya Feyisa Lelisa oo saacado gudahood ku helay 85,000 Doolar.
Orodyahan Itoobiyaan ah oo ciyaaraha olombikada adduunka ee Rio 2016 ka muujiyay xaaladda ka taagan dalkiisa isagoo soo bandhigay diidmadiisa…
Orodyahanada u dhatay dalka Itoobiya ee Almaz Ayana ayaa jebisay rikoorkii u yaalay orodka 10,000 (tobanka kun) ee Mitir ciyaaraha Olombikada…
Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay bannaanbaxyada iyo qaska ka socda dalka Itoobiya oo keenay in lagu dilo…
Ugu yaraan 97 qof ayaa lagu dilay, boqolaal kalena waa lagu dhaawacay markii ciidamada Ammaanka Itoobiya ay rasaas nool ku…
Waxaa sii xoogeystay kacdoonka ay wadaan Qowmiyadaha dalka Itoobiya, waxaana bannaanbaxyadii ay soo gaareen caasimadda Addis ababa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay xuska 40-guuradii aasaaskii Jabhadda talada Itoobiya heysa…
