Browsing: Falastin
Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday taageero dhaqaale oo la siinayo Marinka Gaza ee dhulka reer Falastiin oo ay maamusho kooxda…
Ciidamada Israel ayaa duqeyn ay ka fuliyeen Marinka Gaza ee dhulka Falastiin ku dilay sarkaal sare oo taliye ka ahaa…
Amiirka dowladda Qatar Amir Tamin Bin Hamad Althani ayaa ku dhawaaqay taageero dhaqaale oo uu siinayo dadka reer Falastiin munaasabadda…
Wasiirka difaaca Israa’iil Avigdor Lieberman oo ah nin xagjir ah oo ka tirsan Yuhuudda garabka midig ayaa ku dhawaaqay inuu xilka…
Kooxaha Muqaawamada reer Falastiin ayaa in ka badan boqol Gantaal caawa ku weerarray magaalooyinka kaabiga ku haya Marinka Gaza, iyadoo…
Dowladda Mareykanka ayaa joojisay deeq ay dadka Falastiin u marsiin jirtay Hay’adda Q/Midoobay ee UNRWA, iyadoo ay afhayeen u hadlay…
Dowladda Maraykanka ayaa mar kale qaadtay go’aan ay uga baxeyso Golaha caalamiga ah ee Xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo…
Xulka Kubada Cagta ee dalka Argentina ayaa kansalay ciyaar saaxiibtinimo oo ay la ciyaari lahaayeen xulka Israel, taasoo lagu waday…
Shirkii degdega ahaa ee dalalka Muslimka oo ka dhacay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa;aha spp saaray baaq ku saabsan…
Waxaa goor dhoweyd ka bilowday magaalada Qudus xafladda furitaanka Safaaradda Mareykanka ee loo soo raray Qunsuliyada Mareykanka ee magaalada Qudus,…
Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa qiray in Israa’iil ay xaq u leedahay in ay dal yeelato, isla…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa digniin yaab leh u jeediyay dalalka ka hor yimaada go’aankii uu magaalada Qudus ugu aqoonsaday…
Ciidamada ammaanka Israa`iil ayaa xiray gabar u dhalatay Falastiin oo laga duubay muuqaal ay ku handadeyso ciidamo Israa’iiliyiin ah xilli…
Dowladda Masar ayaa Golaha Ammaanka Q/Midoobay u gudbiyey Qaraar qabyo ah oo ku saabsan xaaladda magaalada barakeysan ee Qudus.
Maamulka dowladda Falastiin ayaa la sheegay inay qaadaceen la kulanka madaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo socdaal ku tegi doona Bariga…
Guddoomiyaha Hay’ada Culimada muslimiinta Sheekh Yuusuf Al-Qardaawi ayaa farriin uu soo diray oo ku saabsan xaaladda magaalada Qudus ku sheegay…
Saddex askari oo israa’iiliyiin ah ayaa waxa toogasho ku dilay nin falastiini ah oo hubeysan oo weerar ku qaaday.
