Ciidamadii ugu badnaa oo isugu jira Booliska, Nabad sugid iyo Milateri ayaa la dhigay magaalada Muqdisho iyo deganada ku xeeran…
Browsing: Farmaajo
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ayaa sheegeysa in madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ku dhawaaqayo go’aano culus…
Madaxweynihii hore ee Puntland, ahna Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ka hor yimid go’aanka Baarlamaanka Federaalka ku…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay qaraarkii Golaha Shacabka ee 13 xubnood loogu ansixiyey inay ku…
Madaxweyanaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ayaa muuqaallo cajiib kusoo bandhigay Madaxtooyada, isagoo ka hadlay qiimaha xuska Todobaadka Xorriyadda…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay shir uu magaalada Muqdisho ku casuumay madaxda maamul Goboleedyada dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa bilaabay inuu u ololeeyo xildhibaanno uu doonayo inay kusoo baxaan Baarlamaanka soo socda ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyay taliyeyaasha ciidamada Badda iyo Lugta ee xoogga dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shalay ka qeyb galay shir khadka internetka ku dhex maray madaxda Maamul Goboleedyada, iyadoo…
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, Madaxweynayaasha Maamul Goboleeyada Goboleedyada iyo Guddoomiyaha G/Banaadir ayaa maanta kulan ku yeeshay Khadka Internerka, iyadoo la…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo cadaadis ay saartay Beesha caalamka ku ogolaaday inuu shir isugu yeero madaxda Maamul Goboleedyada,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo dhowaan ku baaqay in shir ay isugu yimaadaan madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada,…
Waxaa magaalada Jabuuti ka socda shir ay leeyihiin guddiyada farsamada ee dowladda federaalka Somaaliya iyo Somaliland oo qeyb ka ah…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu wadaa inuu soo saaro go’aan cad oo uu ku diidan yahay aqoonsiga kala…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casuumaad rasmi ah oo ku saabsan Shirka Golaha Amniga Qaranka u fidinaya Madaxweyneyaasha Dowlad…
Waxaa maanta magaalada Jabuuti ka furmaya shirkii ugu horeeyay ee heer sare ah oo ay yeelanayaan madaxda Soomaaliya iyo Somaliland,…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa la sheegay inuu iska diiday Dalab uga yimid Madaxweyne Maxamed…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu qaato go’aan yaab leh oo isbedel ku keenaya mowqif…
Madaxweynaha HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray xilalkii uga qaaday laba ka mida Golaha asiiradiisa oo taageeray…
Shir muhiim ah oo noqon doona kii ugu weynaa ee arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa la filayaa inuu dhowaan ka…
