Kulankii labaad ayaa muddo bil gudaheed ah ku dhex maray magaalada Ankara ee dalka Turkiga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan…
Browsing: Farmaajo
Wafdigii uu hoggaaminyey madaxweynaha Soomaalya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga, halkaasoo ay ku soo…
Waxaa la is weydiinayaa wixii kasoo baxay booqashadii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tegay dalka Jabuuti, taaso ujeedkoodu ahaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa casuumaad ka dhigay dhiggiisa dalka Turkiga Rajeb Erdogan oo ku marti qaaday inuu ka…
Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf aya ka hadlay xiriirka dalalka Soomaaliya ee Jabuuti, kadib booqasho uu dalkaasi ku…
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa kulan ku yeeshay magaalada Jabuuti kadib booqasho rasmi ah oo 2 maalmoood ah oo uu…
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Jabuuti ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa si lama filaan ku magacaabay saraakiil ciidan, iyadoo xilalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa casuumaad hor leh u fidiyey dhiggiisa dalka Eritrea isagoo ku marti qaaday inuu booqasho…
Isbaheysiga afarta kooxood ee sida weyn uga soo horjeeda dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saray qoraal…
Wasiirka Warfaafinta dowladda Eritrea Yemane G. Meskel ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu dib u xaqiijyey inay ka go’an…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo jeeda magaalada Muqdisho isagoo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farrmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkamadda Sare ee dalka, kaddib soojeedin ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaqadii a ereyay lix garsoore oo ka mid ahaa Maxkamadda Sare ee Soomaaliya.
Qaar ka mida Garsoorayaasha Maxkamada Sare ee dalka ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya inuu guddoomiye cusub u soo magacaabo Maxkamadda…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka dhoofay magaalada Muqdisho saaka isagoo ku sii jeeda magaalada Khartoum ee dalka Suudaan.
Saddex Ururrada siyaasadeed iyo xildhibaannada la baxay horusocod ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay inay si weyn uga naxeen…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Eritrea, isagoo ugu baaqay…
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku wajahan Magaalada Khartoum ee Caasimada Dalka Sudan, sida…
Cognizant of the deep bonds of friendship between the peoples of Eritrea and Somalia;
