Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray maanta intii aanu dalka kad dhooifin wuxuu xilalkii ka qaaday guddoomiyeyaashii Maxkamadaha G/Banadir…
Browsing: Farmaajo
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay socdaalkiisii, isagoo dib ugu laabtay magaalada Muqdisho.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Turkiga degan ayaa ka hadlay kulankii dhex maray isaga iyo madaxweynaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray Carta oo ah…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay xafladii furitaanka Aagga Ganacsiga Xorta ah ee dalka Jabuuti oo dowladda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyey saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliyeed, kadib xaflad ka dhacday Xarunta…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa baaq u diray Maamulka Somaliland, isagoo ku dhawaaqay in dib loo bilaabayo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa farriin hambalyo ah oo ku saabsan munaasabadda xoriyadda 1-da Luulyo u soo diray dhiggiisa madaxweynaha…
Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan dhexdhexaadinayo la yeeshay madaxda maamulka Galmudug ee khilaafku ka dhaxeeyo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin ay ka muuqato rajo u diray dadka iyo maamulka Somaliland, isagoo sheegay in…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay ahaayeen dad aan gumeysi ogoleyn oo halgan adag la…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in sidii loo doortay madaxweynaha Soomaaliya ee xilka haya Maxamed C/llaahi…
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa si weyn u difaacay heshiiska is-afgaradka ay ee ay Muqdisho ku gaareen…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ayaa madaxweynaha Soomaaliya ku tilmaamay inuu yahay deeqsi ciid mubaarak ahaan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hadal qoraal ah ka jeediyay shirkii sharaa’id ee ay wadajirka u qabteen Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya…
Madaxda dowlada Federaalka Soomaaliya iyo dadweyne fara badan ayaa saaka salaada Ciidul fitriga ku wada tukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa farriin digniin ah u diray kooxa Alshabaab ee dagaalka kula jirta dowladiisa isagoo kula taliyey inay ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Ummadda Soomaaliyeed u diray Hambalyada Ciidul Fitriga, isaggoo Sanadkaan kiisa xigga u rajeeyey inay…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanada Federaalka ayaa su’aal ka keenay cidda ay u xiran yihiin wadooyinka…
