Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa warqadaahiisa aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dalka Belgiumka u fadhin doona…
Browsing: Farmaajo
MUDANE MADAXWEYNE SOOMAALIYA XAGEE U SOCOTAA?!
Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa socda dayactir xoog leh oo wax weyn laga bedelayo amniga iyo guud ahaan qaab…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa la furay intii badneyd wadooyinkii xirnaa ee magaalada kadib markii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faray Hay’adaha Amniga inay wadooyinka u furaan shacabka oo ay sahlaan isu socodka magaalada.
Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in shirkii Baydhaba ee madaxda Soomaalida ay kasoo baxeen heshiis ka dhan…
Ururka xasaradaha caalamiga ayaa ka digaya in khilaafka u dhexeeya dawladaha khaliijka Carabta uu khatar ku yahay oo uu wiiqayo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaali Farmaajo iyo Wafdi uu haggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu wado in uu…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.
Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee dalka oo maanta xilka wareejiyey Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa shaaciyey cidda hortaagan dhismaha Guddiga Adeegga Garsoorka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana ku soo dhoweeyay madax ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ka degay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo booqasho laba maalmoood qaadan doonta…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay dhibaatada Cadaalad darrada ee ka jirta Soomaaliya iyo dib u…
Waxaa maanta xarunta Madaxtooyada Soomaaliya lagu dhaariyay Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamada Sare ee Dalka Baashe Yuusuf Axmed oo dhowaan uu…
Wararka laga helayo xarunta Madaxtooyada magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay socoto qabanqaabo lagu dhaariyo gGudoomiyaha cusub ee dhawaantan loo magacaabay…
Prof. Cabdi Ismacil Samatar ayaa ka hadlay xil ka qaadistII Madaxweynaha Soomaaliya ku sameeyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Ibraahim.Iidle…
Qaar ka mida xildhibannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hor yimid xil ka qaadista madaxweyne Farmaajo ku sameeyay…
Gudoomiyahii Maxkamadda Sare ee Dalka Ibraahim Iidle Suleymaan oo shalay uu xilka ka qaaday Madaxweynaha Soomalaiya ayaa ka hor yimid…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya inuu jebiyey qodob dastuuri ah oo keeni kara in dawcad xil…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta xilka Maxkamadda Sare ee dalka u magacaabay yarqaan kasoo jeeda Somaliland oo xilal…
