Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa goor dhoweyd dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
Browsing: Farmaajo
Villa Somalia waxaa ka muuqda isbedel dhinacyo badan ah tan iyo markii furaheedda loo dhiibay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Laba bilood iyo bar ayaa laga joogaa markii ay si lama filaan ah xilka isaga casishay Wasiirkii Gargaarka iyo maareynta…
Dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo waxey 11 cisho kadib u dabaal daggi doontaa jiritaankeedda muddo sanad ah, boorar…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa sheegay inuu dhammaanday khilaafkii ka dhashay go’aanki uu ka qaatay arrimaha Khaliijka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wadigiisa ayaa booqday Qabriga Sheekh Yuusuf Direed ee Deganka Huurshe, Gobolka Galgaduud.
Wafdigii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ee socdaalka ku marayay gobolka Galgaduud ayaa maanta ka degay magaalada Hobyo ee Goboka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay magaalada Caabudwaaq culumada iyo odayaasha dhaqanka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya Gobolka Galgaduu ayaa magaalada Muqdisho u soo diray sarkaalkii u qaabilsanaa…
Safarkii Madweynaha Soomaaliya ee Gobollada Puntland iyo Galmudug ayaa la sheegay in toddobaadkan lasoo afjarayo.
Wasiirkii hore ee Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya, safiirkii ugu danbeeyay ee loo magaacabay UK C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa xaalada ka socta…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame si weeraray qaabka xil ka qaadista ee madaxda hoggaanka dowladda Soomaaliya ee ay hoggaamiyaan Maxamed C/llaahi…
Laba ka mida wiilashii xogheyta u ahaa madaxda sare ee dalka ayaa ku soo baxay magacaabidda maamulka cusub ee Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu dib ugu laabanayo magaaladaasi.
Intii uusan bilaaban socdaalkiisa horaantii bishaan, dad badan ayaa aaminsanaa inuusan fiicneyn cilaaqaadka madaxweyne Farmaajo iyo beesha dhexe taas oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu…
Wafdigii uu hoggaaminayey madaxweynaah Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maqribnimadii Caawa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya inuu fashil ku soo dhammaaday kulan dhexmaray waxgaradka beesha Cadaado iyo Madaxeyne Maxamed…
