Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee…
Browsing: Farmaajo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Dowladda Sacuudiga ayaa magaalada Muqdisho u soo dirtay la-taliyaha Boqorka Sacuudiga si uu ugala hadlo xaaladda dalka Qatar, kuna qalqaaliyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku adkeystay inuusan qaadaneynin go’aan ka dhan ah dalka Qatar.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa khudbad u jeediyay ciidamada xoogga dalka ee ku sugan Magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa si diiran loogu shoo dhoweeyay magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland ayaa sheegaya in gebi ahaan magaalada la xiray oo xaalad bandow…
Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wajaheysa cadaadis diblomaasiyadeed iyo xaaladda kacsan ee ka oogan Khaliijka Carabta.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hor yimid Qorshe ay wadatay madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Diyaarado aan la aqoon ayaa waraaqo ku daadiyay degaanada ay maamusho kooxda Alshabaab ee Koonfurta Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbadii ugu kululeyd ka jeediyay isu soo bax lagu taageerayo Garoonka Kubadda Cagta ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray Garoonka kubadda cagta ee Banaadir magaalada Muqdisho.
Bannaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka socda magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu khudbad u jeediyo bannaanbax lagu taageerayo oo ka socda magaalada Muqdisho.
Dhaqdhaqaaqa magaalada Muqdisho ayaa istaagay maanta kadib markii la xiray wadooyinka magaalada intooda badan. Sababta loo xiray wadooyinka ayaa lagu…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada isu soo bax weyn oo la sheegay inuu beri ka dhici doono Magaalada Mudisho.
100-kii maalmood ee ugu horreysay ee uu talada dalka hayay, Madaxweyne Farmaajo wuxuu galay 10 safar,
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada isu soo bax weyn oo la sheegay in lagu xusayo guushii madaxweyne Farmaajo ka…
