Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu wareysigan uu kaga hadlayaa waxyaaba badan oo ay ka mid tahay, waxa u qabsoomay…
Browsing: Farmaajo
Agaasinka cusub ee madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in goor dhow lagu dhawaaqo.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shuruudo adag ku soo rogtay xildhibaanada doonaya inay la kulmaan madaxweynaha.
Warar lagu kalsoonaan karo oo ku dhow dhow Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in Fahad Yaasiin oo ah saaxibka Madaxweynaha…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Guddi u saaray soo qiimeynta Xaaladah maxaabiista ku xiran Xabsiyada Dowaladda.
Daawo madaxweyne Farmaajo oo maqribnimii ka soo degay Muqdisho. Inta badan Farmaajo lama soo dhoweeyo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Cadaado ee Gobolka Mudug.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay la-taliye cusub oo uu yeelanayo.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la sheegay aqbalay dalab uga yimid dowladda Qatar oo ku saabsan…
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta oo kale boqol maalmood ka hor ka dhacday Xarunta Madaxtooyada…
Madaxweyanha Soomaaliya oo ay maanta u dhammaatay 100 maalmood oo si rasmi ah uu kursiga madaxtooyada Villa Somalia kuga fadhiyay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay noloshiisii hore iyo sidii uu ku barbaaray.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay dhalashada Bisha Ramadaan.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho kadib socdaal uu ku tegay dalalka Sacuudiga,…
Intii aan xilka Wasiirnimo hayay waxaan u dhoofay safarro shaqo oo dhowr ah.
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa booqasho Sharafeed ugu tagay Sheekha caanka ee Soomaaliyeed Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi loo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay dalka Jabuuti.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta ka degay magaalada Jabuuti.
Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib doorashadii uu kaalinta…
