Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ay isku arkeen shir madaxeedkii Riyad.
Browsing: Farmaajo
Calaamo saarkii Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa dib u dhac ku yimid, kadib markii uu dalbaday Madaxweynaha…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay shir madaxeedka dalalka carabta, islaamka iyo Mareykanka ee ka dhacay magaalada Riyad ee…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminao ayaa saakay u dhoofay dalka Boqortoyada Sacuudiga.
Sheeko ku saabsan xildhibaano dhaqaale doon ahaa oo kulan la yeeshay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalmihii ugu danbeeyay ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeybgeli doona shir madaxeedka dalalka Islaamka ee Carabta ah iyo Islaamka ee magaalada…
“Aadan Cabdulle waxaa uu ahaa Madaxweynihii ugu horeeyay oo dalka soomaray oo ahaa Madaxweyne ku yimi hab dimuqraadiyad, dimuqraadiyadna uga…
Ciidamo ka tirsan Milateiga Soomaaliya oo gadoodsan ayaa la wareegay xarunta Wasaaradda Gaashaadhigga ayaa la sheegay inay ka caroodeen hadal…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa qas-wadayaal ku tilmaamay Kutlad isbaheysi ah oo xildhibaano ka tirsan
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhaqaaqay tallaabo uu xafiiskiisa ku suray mid ka mida madaxweynayaashii Soomaaliya.
Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin C/casiis ayaa shir caalami ah ku casuumay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa dadka Soomaaliyeed ku booriyay inay bixiyaan canshuurta.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Agaasime ku xigeen kale oo ay yeelaneyso Madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweyne Jamhuuriyadda Fedreraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa xuska 15-ka May awgeed maanta ubax xusuus ah dhigay taallada SYL…
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho.
Amar ayaa caawa kasoo baxay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Mugdi badan ayaa ku xeeran qaabka loo magacaabo xilalka dowladda Federaalka, kadib markii baraha bulshada laga ogaaday mas’uuliyiin kala duwan oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa la sheegay inuu safar kale dibadda ugu dhoofi doono toddobaadkan gudihiisa.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay ee ka qeyb galay shirkii London ayaa saaka dib ugu soo…
