Marka hore waad salaaman tihiin,
Browsing: Farmaajo
Madaxweynaha Soomaaliya oo dhowaan booqday degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa amar ku bixiyay in Afgooye ammaan ahaan la…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa beesha Caalamka iyo Golaha Ammaanka Q/Midoobay ugu baaqay in dowladda Soomaaliya laga qaado xayiraadda hubka ee saaran…
Madaxda maamul Goboleedyada ayaa caawa xaalad aanay fileyn ka qabsatay xaflad soo dhoweyn ah oo hordhac shirka London lagu maamuusayo,…
http://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/05/18412232_816842951811946_544443313005002752_n.mp4
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ballabqaaday haddii uu 4-ta sano ee uu heysto wax ku qaban waayo inuusan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa joojiyay canshuurtii maamulka degmada Afgooye ee Koonfur Galbeed ka qaadi jiray dadka.
Socdaalkii madaxweynaha Soomaaliya ee la qorsheeyay inuu ku tago degaano ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose ayaa lagu koobay degmada Afgooye.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/LLaahi Farmaajo oo maanta booqday magaalada Afgooye ee duleedka Muqdisho
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo maanta socdaal dhulka ku gaaray magaalada Afgooye ayaa kulan la qaatay waxgaradka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay taliyaha ciidamada nabadsugidda iyo sirdoonka ee Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in jidka isku xira magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye gebi ahaan la xiray.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Madaxweynaha Soomaaliya, ahna taliyaha guud ee ciidamada Qalabka sida ayaa kormeer ku tegay bakhaarada Saadka ciidamada dowlada.
Xildhibaanada laba gole ee Beesha H/Gidir ayaa wada olole ay culeys ku saarayaan dowladda Somaaliya kadib xiisad ka dhalatay laba…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo dhowaan booqday magaalada Adis ababa ayaa tegay xarunt Midowga Afrika ee magaalada Adis ababa.
Socdaalkii Madaxweyne Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tegay Itoobiyaee qaatay 24-ka saac wuxuu ahaa socdaal rasmi ah oo arrimo badan…
Soomaaliya iyo Ethiopia – Billow Wanaagsan
Madaxda Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa tacsi wadajir ah u soo diray dowladda Soomaaliya,
