Madaxweynaha Soomaaliya ayaa degdeg ugu soo laabtay magaalada Muqdisho goor dhoweydna ka dgay Muqdisho, kadib dilka wasiirkii howlaha guud Cabbaas C/llaahi…
Browsing: Farmaajo
Wr-murtiyeed degdeg ah ayay caawa si wadajir ah u soo saareen dowlaha Itoobiya iyo Soomaaliya kadib booqasho rasmi ah oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka intii aanu u anbabixin dalka Itoobiya xeryaha barakacayaasha Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa inuu safarkiisii lixaad ku tago dalka Itoobiya.
Diblomaasi iyo aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa kula taliyay madaxweyne Farmaajo inuu saddex arrimood ku dhaqaaqo socdaalkiisa uu dhowaan ku tegi doono…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in la dhimayo ciidamada xoogga dalka.
Cabdullahi Axmed Cabdullahi (Qoslaaye) wuxuu ka tirsanaa shaqaalaha Bankiga dhexe gaar ahaan qasnajiyaasha, waa wiil dhallinyaro ah oo ku tilmaaman…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa si adag u difaacay safarrada badan ee uu dibadda ugu baxo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta qaalibay Safiirka cusub ee Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Jamaaludiin Mustafa Omar.
Warar laga soo xigtay diblomaasiyiin Itoobiyaan ah ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya oo socdaal ku tegi doona dalka Itoobiya.
Mid kamida xildhibaanada Baarlamaanka ayaa eedeyn ba’an u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya isagoo sheegay inuu dayacay mas’uuliyadiisii.
Madaxweynaha Turkiga ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed mowqifkii ay ka qaateen inqilaabkii dhicisoobay ee dalkaasi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wafdi balaan u horkacay dalka Turkiga.
Intii aanu xilka la wareegin waxaa hareeyay xiriiro kala duwan, telefoonno madax sare iyo Boqorro toos ugu soo direen, wakiilo…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa soo dhoweyn heer sare ah u sameeyay madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku jooga dalkaasi.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa xaruntiisa Madaxtooyada ku qaabilay caawa madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku jooga dalkaasi.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iy wafdigii la socday oo ku sugan Turkiga ayaa booqday Qabriga aas-aasihii dowladda cilmaaniga ee…
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa maanta booqday xarunta Baarlamaanak Turkiga ee magaalada Ankara.
Wararka laga helayo xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegaya in la magaacabay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada.
