Wafdigii uu hoggaaminayay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga.
Browsing: Farmaajo
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka duulay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho isagoo ku sii jeeda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalmod kooban gudahood saxiixay fulinta xukunnada dil-sugayaasha ku jiray xabsiyada.
Jeneraalka Itoobiyaanka ah ee ka tirsan saraakiisha IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa la baahiyay inuu eedeyn u jeediyay madaxweynaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta u dhoofo dalka Turkiga.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta gelinkii dambe ku qaabiley xafiiskiisa
Xog laga helay magaalada Baydhaba ayaa sheegeysa in waanwaan laga dhex waday dowladda Itoobiya iyo madaxweynaha Soomaaliya ay fashilantay.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaan weli ka hadlin shaqaale ka tirsanaa Wasaaradda Warfaafinta oo ay jiirtay kolonyada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo la…
Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyay ciddii ka danbeysay in madaxweynaha Soomaaliya uu ku dhawaaqo xaalad dagaal.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in gebi ahaan dhaqdhaqaqiii magaaladaasi la xiray iyadoo uu maanta booqan doono madaxweynaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqday shir caalami ah oo Itoobiya ay qabanqaabiso sanad waliba.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si fudud ku aqbalay qorshe uu muddo sanado ah diidanaa madaxweynihii hore…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu socdo qorshe lagu magacaabayo safiiradii ugu badnaa ee dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay samraan afarta sano ee dowladiisu jirto.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soomaalida looga baahan yahay inay towbad keenaan oo ay is cafiyaan.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed “Farmaajo” ayaa khadka teleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan.
Madaxtooyada Soomaaliya aya ku dhawaaqday in madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu qabanayo kulan loogu magac daray ‘Talo-wadaag’.
