Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa kulan la qaatay casho sharaf ah iyo wadahadal la yeeshey madaxda Ahlu Sunnah…
Browsing: Farmaajo
Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo taliyaha cusub
Shirkii madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada ayaa goor dhoweyd lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomyay safiirka cusub ee Shiinaha u soo magacaabay Soomaaliya.
Shirkii dowladda federaalka iyo maamulada xubnaha ka ah, oo ka socday magaaladda Muqdisho ayaa arirmo muhiim ah looga hadlay.
Warar kaal duwan ayaa hareeyay socdaalkii madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tegay dalka Imaaraadka Carabta.
MadaxweynahaMaxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa mar qura fadhiga ka kacay, isagoo si lama filaan ah u tegay masraxa, kana qeyb galay…
Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa la filayaa inay markii ugu horeysay shir isugu yimaadaan magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya oo uu hogaamiyo Maxamed C/llaahi Framaajo ayaa xiriir istiraatiiji ah la sameysatay Imaaraadka Carabta kadib socdaalkiisii koowaad ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib uga gurtay dagaalkii uu dhowaan ku dhawaaqay inuu dalku ku jiro.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa shaaciyay qorshaha uu doonayo inuu dalka uga horeeyo kooxda Alshabaab.
Waxaa shalay la dareemay isbedel ku yimid mid ka mida balanqaadyadii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho maqribnimadii caawa kadib markii uu socdaal rasmi ah…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay socdaalkiisii Dalka Imaaraadka Carabta iyadoo warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda lagu sheegay in ay laba…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa socdaal rasmi ah ku jooga dalka Imaaraadka Carabta oo ah dalkii afraad ee uu booqdo intii uu…
Kulan xalay ka dhacay magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta ayuu madaxweyne Farmaajo ka sheegay hadal adag oo ah…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in xaaladii ammaanka magaalada Muqdisho uu kasii darayo.
Dhaxal sugaha Imaaraadka Carabta iyo ku xigeenkaTaliyaha ciidamada dalkaasi Sheekh Maxamed Bin Zayed ayaa Qasriga Baxr ee magaalada Abu Dhabi
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo socdaal rasmi ah ku jooga dalka Imaaraadka Carabta ayaa booqday qabriga aasaasaha Imaaraadka Carabta.
