Dadka Soomaalida ah ee adeegsada baraha bulshada ku xirirto ayaa si weyn u hadal haya tacsi lagu qoraybogga rasmiga ee…
Browsing: Farmaajo
Agaasimaha cusub ee waraafinta Madaxtooyada ayaa ku dhex dhacay farsamo xumo keentay in lagu eedeeyo qaabka uu u maamulo bogagga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa caaawa gaaray magaalada Abu dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Mudane Xuseen Macalin oo ah La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa fasiraad ka bixiyey iclaamintii dagaalka…
Wararka laga helayo madaxtooyada ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya lagu casuumay booqasho uu ku tago dalka Imaaraadka Carabta.
Qeybta Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa go’aan la yaab leh ka qaadatay qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho.
Xil qaadistii jumlada ahayd ee madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku dhawaaqay shalay ka sokow sharcinimadeeda iyo dariiqa loo maray waxaa markiiba…
-Kulan aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee uu shir guddoominayay
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay shirkii golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya isagoo ku lebisan dareyska ciidamada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay inuu dalka ku soo rogay xaalad degdeg ah oo dagaal.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay xil ka qaadistii ugu weyneyd ee uu ku sameeyo xilalka taliyeyaasha ciidamada…
Qaar ka mida taageerayaashii madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ee sida weyn ugu ololeeyay xiligii doorashada ayaa loo heystaa deyntii hoteelada…
Rajo badan ayaa dadku ka qabaan inuu dalku ka dhaco isbedel keena in lala dagaalamo musuqmaasuqa ragaadiyay dowladda, waana sida…
Labada nin ee ugu sareeya sharci dejinta iyo Villa Somalia ee dowladda cusub waxay noqdeen laba mas’uul oo midna dib…
Dowladda Itoobiya ayaa farriintii ugu horeysay gaarsiisay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, taasoo ku saabsan fulinta qorshe dib u habeyn…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Wadanka Turkiga Veysi Keynak oo maanta yimid…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa isbedello laga dareemay kusoo kordhiyay Villa Somalia tan iyo intii uu xilka la wareegay.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxmed C/llaahi Farmaajo ayaa si qarsoodi ah ugu laabtay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeyb galay shir madaxeedkii Jaamacadda Carabta ee ka dhacay dalka Jordan ayaa la…
كلمة الرئيس محمد عبدالله محمد( فرماجو) رئيس جمهورية الصومال الفيدرالية أمام مؤتمر القمة العربية المنعقد في البحر الميت- الاردن 29 مارس…
