Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeybgalaya shir madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ee dalka Jordan ayaa soo dhoweeyay war…
Browsing: Farmaajo
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa ka degay Garoonka diyaaradaha magaalada Cammaan ee dalka Jordan, halkaasoo uu uga qeyb…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka dhoofay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay guulaha uu gaaray tan iyo intii xilka loo doortay oo 40 casho ku dhow.
Kulan gaar ah oo xalay xarunt madaxtooyada ku dhex maray madaxweynaha, Ra’iisal wasaaraha iyo wasiirada magacaaban ayaa lagu go’aamiyay sida…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa baaq kasoo saaray xaaaladda kalsooni siinta xukuumadda cusub ee Soomaaliya, kadib markii uu kasoo…
Dowladda Itoobiya ayaa wada tallaabadii ugu horeysay ee ay ku dooneyso inay culeys ku saarto dowladda cusub ee madaxweyne Maxamed C/llaahi…
Musharixiinta isbedel doonka ee ku mideysnaa doorashada madaxweynaha ka hore isbaheysiga xisbiyada Soomaaliyeed ayaa dalbaday in loogu noqdo xukuumadda uu…
Shir madaxeedii IGAD ee arrimaha Qaxootiga Soomaalida ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Shir madaxeedka IGAD ee xal u helida Qaxootiga Soomaaliya ayaa ka furmay galabta magaalada Nairobi, iyadoo goor dhow lagu soo…
Faaahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxday kulankii dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaaciyay saddex qodob oo ay ku heshiiyeen Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre intii aanu…
https://www.facebook.com/Dalnuurshe2016/videos/1266083546772464/ Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad saameyn badan leh ka jeediyay xaflad ka dhacay magaalada Nairobi, isagoo sheegay inuu…
Xaflad xalay lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lacago loogu ururiyay dadka Soomaaliyeed ee abaartu heyso.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Kenya ayaa kulan la yeeshay xildhibaanada Kenya ee kasoo jeeda…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenynatta ayaa caawa casho sharaf ballaaran Madaxtooyada Kenya ugu sameeyay wafdiga madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo…
https://wadani.com/sawirro-madaxweyne-farmaajo-oo-gaaray-magaalada-nairobi-yaa-soo-dhoweeyay/
Xildhibaanada isbedel-doonka la baxay ee sida weyn u taageeray madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hadda bilaabay olole ayku dooanayaan in…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa war ka soo saaray Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ee maanta lagu dhawaaqay.
