Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii labaad laga dalbado inuu bixiyo lacagtii abaalmarinta ahayd ee uu balanqaaday in la…
Browsing: Farmaajo
Siyaasiga Soomaalida Kenya Faarax Macalin oo siyaasi jagooyin kala duwan ka soo qabtay Kenya ayaa taageero dhaqaale helaya madaxweynaha Soomaaliya…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka carootay tallabaadii uu qaaday madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, isagoo booqday degmada Dhoobley.
Wasiiru dowlihii madaxtooyada Soomaaliya ee xukuumadda waqtigeedu dhammaaday Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar kululu ku qaaday madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhowaan shirar la yeeshay odayasha dhaqanka beelaha qaarkood.
Magacaabista Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa wararkii ugu danbeeyay sheegayaan inay xaalad adag oo…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo maalmihii lasoo dhaafay waday kulamo uu la yeelanayo odayaasha Beelaha Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmajo ayaa xaalad adag ku dhex jira kadib qorshe uu ku kordhiyay tirada Golaha wasiirada…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya is afgranwaa ka dhex jira Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Xasan…
Xoghayaha arrimaha dibadda Ingiriiska Boris Johanson oo maanta Muqdisho ku yimid socdaal saacado qaatay ayaa ku dhawaaqay ujeedada booqashadiisa.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhoweyd kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska Boris Johnson…
Kooxda Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaa shaaciyay heshiis qarsoodi ah iyo is-afgarad ay gaareen madaxweynaha maamulkaasi iyo Madaxweyne Maxamed…
Askari ka tirsan ciidamada milateriga oo sheegtay inuu ka hortegay Gaari Mini Bus ah oo lagas oo buuxiyay waxyaabaha qarxa…
Mid ka mida aqoonyahanadda Soomaaliyeed oo soo noqday diblomaasi ayaa oo hore ugu baaqay madaxweyne Farmaajo inuu ka noqdo magacaabidda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dadka Soomaaliyeed u diray baaq qiiro leh oo ku saabsan xaaladu dalku marayo iyo…
Xogheynta gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dood weyn ka dhalisay baraha bulshada ku xiiriirto, kadib markii…
Iyadoo olole weyn ka socda magaalada Muqdisho oo ku saabsan ka mid noqoshada Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Guddiga abaaraha soo gaarsiiyay lacag dhan 30,000 Doolar oo la sheegay in qoyska madaxweynaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan degdeg ah xalay la yeeshay Hanti-dhowrka Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo is dabajoog ah la yeeshay taliyeyaasha ciidamada…
