Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Xogyaha guud ee Qaramada Midoobey iyo wefdi uu hoggaaminayo oo yimid magaalada Muqdisho.
Browsing: Farmaajo
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa kulan degdeg maanta Muqdisho kula yeeshay taliyeyaasha iyo Saraakiisha Ciidamada Nabadsugidda, Millitariga iyo…
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta inay la wareegto awooda qorsheynta iyo ka talinta mashaariicda horumarinta dalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa safarkiisii ugu horeeyay ku tegay dalalka deriska la ah Soomaaliya kadib markii xilka loo doortay.
Kadib markii toddobaadyo gudahood ay dhacday xil wareejin taariikshi ah, waxay rajo ka muuqatay wadooyinka Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya xilli…
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa laba habeen oo xiriir ah kulamo isdaba jooga la yeeshay saxafiyiinta iyo milkiilayaasha…
Ilo diblomaasiyadeed ayaa xaqiijiyay in dowladda Imaaraadka Carabta ay ka carootay haddallo kasoo baxay dowladda Sooomaaliya oo ku saabsan heshiis ay…
Musharax madaxweyne oo xilka kula tartamay madaxweynaha xilka haya ayaa ka dhawaajiyay qaabka ay ku shaqo bilowday dowladda Farmaajoinay tahay mid…
Maamulka Somaliland ayaa jawaab ka bixisay codsi la sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu Boqortooyada Sacuudiga ka codsaday joojinta saldhigga milateri…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulankii ugu horeeyay la yeeshaay xalay xubno ka tirsan milkiilayaasha saxaafadda ka howlgasha magaalada Muqdisho.
Kulan adag ayaa xarunta madaxtooyada ku dhex maray Madaxweynaha Soomalaiya iyo taliyeyaasha ciidamada dowladda ee kala duwan, kaasoo looga hadlay xaaladda…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Farmaajo ayaa ka noqday amar si lama filaan uga soo baxay oo ku saabsan Ra’iisal…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntlandd C/weli Maxamed Cali Gaasayaa sheega in maamulkiisu qeyb ka ahaa isbedelka dhacay.
Musharixiintii isbedeldoonka ee intooda badan u tartamayay xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in arrin aan la fileyn ay kala kulmeen…
Ku dhowaad 400 qof oo isugu jira xildhibaano iyo marti sharaf kale ayaa caawa ku sugan xarunta madaxtooyada Villa Somalia.
Madaxweynaha Sooomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaaciyay in halheyska dowladiisa iyo mabaadii’da uu ku shaqeyn doono.
Mid ka mida musharixiintii xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa madaxweynaha cusub u sheegay shan caqabadood ee ugu adag oo hogaankiisa horyaalla.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaaho ayaa markii ugu horeysay maanta hortegaya kulanka koowaad ee kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka iyo siyaasiyiinta sida weyn u taageersanaa doorashada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay xaalad Musiibo Qaran, si wax looga qabto arrimaha bani’aadannimo ee ka jira…
