Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay xil cusub oo ka mid noqoneysa la-taliyeyaasha madaxweynaha.
Browsing: Farmaajo
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Famaajo ayaa qaaday tallaabo uu maamulka Gobolka Banaadir uga qeyb geliyay shirarka heerka sare…
Shirka Gurmadka abaaraha ee uu soo agaasimay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka oo ay…
Shirka heerka sare ee Gurmadka abaaraha ayaa goor dhow ka furmaya magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoominayo madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heer sare ah uu halkaasi ka furmi doono maanta, iyadoo uu guddoominayo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta laga hor istaagay inuu booqdo suuqa Bakaaraha oo dab qabsaday magaalada Muqdisho.
Gudoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyay xilliga uu furmayo kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka Federaalka.
Xiriirka madaxweynaha iyo guddoonka Baarlamaanka dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa ku bilowday qaab qabow iyo kala gaabsasho.
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wax ka bedel ku sameeyay baraha dowladda Soomaaliya ku leedahay internet-ka ee…
War si weyn loo hadal hayo ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ka codsaday dowladad Boqortooyada…
Isbedel siyaasadeed la yaab leh ayaa ka dhacay doorashada Soomaaliya kadib markii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu magacaabay Ra’iisal wasaare…
Kooxda Alshabab ayaa caddeysay mowqifkeeda ku saabsan dowladda cusub ee Soomaaliya kadib markii la doortay madaxweyne Maxamed C/llaaho Farmaajo.
Madaxweynaha Soomaaliya ahnaMaxamed C/llahi Farmaajo ayaa maanta Booqday Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta Booqday Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan wadatashi ah ugu yeeray xildhibaanada labada gole ee kasoo jeeda Beesha Mudullood.
Waxaa si weyn loo hadal hayay tallaabadii uu qaaday madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ee uu diiday in sagootin iyo soo…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqasho rasmi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa dib ugu soo laabtay galabta magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaaho ayaa magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga.
