Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Jidda ee Boqortooyada Sacuudiga isagoo ka yimid magaalada Medina.
Browsing: Farmaajo
Magacaabidda xilka Ra’iisal jagada Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ma ahayn oo kaliya degdeg ee waxay noqotay lama filaan aan loo…
HEESTII SAMAFALE FARMAAJO 2017 & MAKI XAAJI BANAADIR. Soo dhawow Samafale Farmaajo Sinaan iyo cadaalad baa lagaa sugaa Sharciga inuu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa ka dhoofay magaalada Riyaad kadib kulamo uu la…
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xilka loo doortay Maxamed C/llaahi Farmaajo ee madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan uu la yeeshay Ganacsatada Muqdisho ka sheegay inuu tallaabo adag ka qaadi doono…
Weriye Cali Ducaale oo ka mida xirfadlayaasha saxaafadda ee dhinaca sawirrada ayaa xil looga magacaabay madaxtooyada Villa Somalia.
Mid ka mida musharixiinta u taagnaa xilka madaxweyne, kana tirsan baarlamaanka Federaalka ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay olole looga horjeedo…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam ayaa farriin yaab leh u diray xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.
Warbixin dheeraad ah ayaa laga helay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, kaasoo uu xilka u magacaabay Madaxweyne…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin uu ka soo diray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga ku soo koobay qodobadda…
Soo dhoweyn heer sare ah ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaaho loogu soo dhoweeyay Qarsiga Boqortooyada Yamaama ee magaalada Riyaad.
Safiirka Soomaaliya u fadhiya xarunta Qaramada Midoobay Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa qoraal uu diray ku beeniyay inuu isagu CV…
Socdaalkii ugu horeeyay ee madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo shaac bixiyay gacan-yareysaah rasmiga ah ee madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo lagu soo dhowweyay magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga.
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa kashifay sababta uu xilka Ra’iisal wasaaraha ugu magacaabay Xasan Cali Kheyre.
Faafhaahin ayaa ka soo baxeysa magacaabidda Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta xilkaasi u soo xushay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay ka dhoofay garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Warark laga helayo magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in ciidamo sheegay inay taabacsan yihiin madaxweynaha Soomaaliya ay la wareegeen gacan ku…
