Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»KASHIFAAD: Yaa ka danbeeyay in Ra’iisal Wasaare loo magacaabo Xasan Cali Kheyre..?

    KASHIFAAD: Yaa ka danbeeyay in Ra’iisal Wasaare loo magacaabo Xasan Cali Kheyre..?

    February 23, 2017Updated:February 23, 20172 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faafhaahin ayaa ka soo baxeysa magacaabidda Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta xilkaasi u soo xushay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Xogta la helayo ayaa sheegeysa inay jiraan shaqsiyaad ka dambeeyey inuu xilkan uu hanto  Xasan Cali Kheyre oo qaraabo dhow la ah xaaska madaxweynaha.

    Ninka ugu weyn ee arrintan loo saarinayo ayaa ah guddoomiyaha Xisbiga Daljir Xasan Macalin Maxamuud oo ka tirsan kooxda Aala-sheekh, kana soo jeeda beesha Murusade, kaasoo hore ugu guuleystay in walaalkiis loo magacaabo la-taliyaha dhinaca ammaanka ee madaxweyne Farmaajo.

    Ninka labaad ee arrintan ka danbeeya ayaa la sheegay inuu yahay gacan-yaraha Madaxweyne Farmaajo ninka lagu magacaabo Fahad Yaasiin oo si weyn uga hor yimid in shaqsi kasoo jeeda beelaha Abgaal ama H/Gidir loo magacaabo xilka Ra’iisal wasaaraha.

    Qofka saddexaad oo madaxweyne Farmaajo ku qanciyay inuu xilkan u magacaabo Xasan Cali Kheyre ayaa la sheegay inuu yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo madaxweyne Farmaajo ku tirtirsiiyay inuu ka dhex baxo loolanka awoodeed ee beelaha Abgaal iyo Habargidir, iyadoo Xasan Cali Kheyre uu ahaa mid ka mida la-taliyeyaasha madaxweyne Xasan Sheekh.

    C/naasir Cabdull Maxamed iyo Axmed Macalin Fiqi oo olole weyn ugu jiray xilkan ayaa ku fashilmay iyagoo taageerayaashooda ka wadaagay in xilkaasi uu dhinacooda u dhacayo, ayna hubaan balanqaadka Farmaajo.

    Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa Farmaajo kula taliyay inuusan xilka Ra’iisal wasaaraha u magacaabin beeshooda, ayna doonayaan inay ka xoreeyaan cadaadis uga yimaada beesha Muddulood, taasoo keentay in musharixiin kasoo jeeda beeshaasi ay ka caroodaan.

    Dad badan ayaa aaminsan in Ra’iisal wasaaraha la magacaabay uu fursad weyn heysto isla markaana uu la shaqeyn karo madaxweynaha cusub.

    Wadani.com

    Fahad Yaasiin Farmaajo Xasan Cali Kheyre Xasan Macalin Xasan Sheekh Yaa ka danbeeyay?
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAkhriso: Taariikh Nololeedka Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo kashifay sababta uu Ra’iisal wasaare ugu magacaabay Xasan Cali Kheyre

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo