Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Akhriso: Taariikh Nololeedka Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre

    Akhriso: Taariikh Nololeedka Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre

    February 23, 2017Updated:February 23, 20173 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta 23-ka Febraayo 2017  magacaaby Ra’iisal wasaare cusub.

    Waxaan dib u eegneynaa taariikhda Ra’isal wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali Khayre.

    Wuxuu dhashay sanadku marka ay aheyd 1968, waana nin dhalinyaro ah marka loo eego dadakii uga horeeyay xilkan.

    Xasan Cali Khayre wuxuu degaan ahaan kasoo jeeda Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud oo uu kusoo qaatay noloshiisii hore

    Ra’isul wasaaraha magcaaban wuxuu heysta dhalashada Dalka Norway, waxa uuna dalkaasi ku noolaa wakhti dheer.

    Xasan Cali Kheyre wuxuu kasoo shaqeeyay arrimaha samafalka iyo Bani’aadannimada, isagoo madax ka soo noqday Hay’adda  Guddiga Qaxootiga Norway ee NRC.

    Wuxuu kaloo markii dambe madax ka ahaa Qeybta Afrika Shirkadda Som Oil And Gas oo fadhigeedu yahay Dalka Britain, taasoo dowladii Xasan Sheekh heshiis kula gashay sahminta shidaalka dalka.

    Mar kale wuxuu Hassan Kheire yahay ganacsade, ku howlan dhinaca ganacsiga. NRC ayuu intii u dhexeysay Sanadihii 2006-2014 waxa uu ka soo qabtay Agaasimaha Geeska Africa iyo Yemen .

    2014 ayaa waxaa loo Magacaabay Howl Fulinta Africa Shirkadda Som Oil And Gas ee laga leeyahay Dalka Ingiriiska.

    February 17, 2016: UN Monitoring Group ayaa soo saaray warqad ay ku dalbanayaan in la baaro Xasan Kheyre dhaqdhaqaadiisa xagga cashuuraha, lacagaha ugu jira Bangiyada,  iyagoo ku eedeeyay in ay ku tuhmayaan in uu xiriir la leeyhay kooxo ay ka mid tahay Xarakada Al-shabaab.

    June, 9, 2016: Warqad la daabacay, waxaa ay UN monitoring ku bari yeeleen Xasan Kheyre in uu wax xiriir ah la leeyahay kooxaha loogu yeero argigixisada.

    Dacwadii Xasan Kheyre ee UN monitoring Group ayaa xaqiiqadeeda la gaaray iyadoo qareen uu qabsaday dacwad ku soo oogay Guddiga, kadibna la beeniyay wararkii laga faafiyay. [Daawo natiijada dacwadda]

    Muddadii uu madaxda ka ahaa xafiiska Muqdisho ee Soma Oil and Gas, waxaa shirkaddaas lagu eedeeyay musuq iyo heshiisyo been-abuur ah.

    August 1, 2015: Xafiiska baarista dambiyada halista ah ee dalka Ingiriiska ayaa shaaciyey in la furey gal dacwadeed ka dhan ah shirkadda shidaalka ka baarta Soomaaliya ee Soma Oil and Gas ee laga leeyahay dalkaasi Ingiriiska.

    August 6, 2013 : Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay shirkadda Soma Oil and Gas , oo ah shirkad markaas uun la sameeyey oo laga leeyahay dalka Ingiriiska , hawsha ay qabanayso shirkada waa uruurinta macluumaad la xiriira keydka shidaalka ee badda Soomaaliya.

    Xasan Cali Khayre, ayaa waxaa uu noqonayaa Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, waxaana muddo bil ah looga fadhiyaa in uu ku soo magacaabo Golaha Wasiirada, iyadoo ay ka horeyso inuu kalsooni ka helo Baarlamaanka Soomaaliya.

    Wadani.com

    Hassan Ali Kheire Maxaad ka taqaan Ra'iisal wasaaraha cusub Profile; Somali New PM Taariikhda Xasan Cali Kheyre Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDHAGEYSO: Ra’iisal Wasaaraha cusub oo ka hadlay magacaabidiisa [Balanqaad & Codsi uu diray]
    Next Article KASHIFAAD: Yaa ka danbeeyay in Ra’iisal Wasaare loo magacaabo Xasan Cali Kheyre..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo