HEESTII SAMAFALE FARMAAJO 2017 & MAKI XAAJI BANAADIR.
Soo dhawow Samafale Farmaajo
Sinaan iyo cadaalad baa lagaa sugaa
Sharciga inuu sareeyo baa lagaa sugaa
Saami qeybsi xaqa baa laga sugaa
Dib u heshiisiin saxa salug laheynoo
Soomaali u dhantahaa laga sugaa
4.5 inaad suuliso adaa laga sugaa
kale sareyn iney dhamaato adaa lagaa sugaa
Sanduleyn inay dhammaato adaa laga sugaa
Umad siman inan ahaano adaa laga sugaa