Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qaar ka mida sawiradii ugu yaabka badnaa ee laga qaaday xafladii maanta ee caleemo saarka…
Browsing: Farmaajo
Madaxweyne Farmaajo ayaa loo caleema saaray xilka madaxweynenimo ee dalka Soomaaliya xalfad heer sare loo soo agaasimay oo ka dhacday…
Saxaafadda Mareykanka oo si wada qoraalada iyo faallooyinka ay sameyneyso madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ogaatay inuu ka mid…
Iyadoo la hadal hayay in madaxda dalalka Kenya iyo Itoobiya ay ka baaqsadeen kasoo qeygalka xafladda caleemosaarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
Xafladda caleemosaarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hadda si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Muqdisho.
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa dhagax dhigay dhismaha safaaradda cusub oo dowladda Jabuuti ka dhisaneyso magaalada Muqdisho.
Waxaa hadda soo gaaray Garoonka diyaaradaha Muqdisho wafdi uu horkacayo madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.
Waxaa goor dhow soo gaaray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo ka qeyb galaya caleemosaarka madaxweynaha Soomaaliya.
[LIVE] CaleemaSaarka Madaxweynaha / Somalia’s 9th Presidential Inauguration
Muran, buuq iyo faro-isku taag ayaa hareeyay goob laga bixinayay kaararka lagu tegayo xafladda caleemasaarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Caleemasaarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho ayaa lasheegay inay kasoo qeyb geli…
Waxaa soo gabagaboobay diyaargarowga caleemasaarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Xafladda caleemosaarka ayaa ka dhaceysa isla xarunta Afisyoone…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu safarkiisii ugu horeeyay ugu dhoofi doono dal dibadda ah.
Waxaa caawa gebi ahaan la xiray wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho, taasoo ay ugu wacan tahay caleemasaarka madaxweynaha Soomaaliya…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa la sheegay inuu bedelay go’aankiisii hore ee ahaa ka qeyb galka caleemasaarka madaxweynaha cusub…
Xafladda caleemasaaraka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maalinte beri ah ee Arbacadda ka dhacdo magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay xalay madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe oo shalay soo gaaray Muqdisho.
Maalinta Arbacadda ee 22-ka Febraayo 2017 waxaa magaalada Muqdisho lagu caleemo saarayaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Aniga waxay ila tahay Soomaaliya Amnigeeda inaan lagu sugi karin lacag la bixiyo ee waxaan u baahanahay ISTAATIIJIYAD QARAN OO…
Odayaal, iyo xidhibaanada labada gole ugu beesha Habargidir ayaa caawa kulan kula leh xarunta madaxtooyada madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
