Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in labada maalmood ee soocota loo xiri doono magaalada Muqdisho caleemo saarka madaxweynaha cusub…
Browsing: Farmaajo
Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa magaalada Muqdisho ka bilowday olole nooc cusub ah oo aan hore loo arag kaasoo…
Mid ka mida dhaawacyadii shalay ku waxyeeloobay qarixii Suuqa Kaawa-Godey ee magaalada Muqdisho ayaa ka ilmeysiiyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Maamulka Somaliland ayaa fadeexad ka raacday xarigii ay u geysteen milkiilaha Telefishanka Universal Axmed Abuukar oo ciidamada booliska Hargeysa xabsiga…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho kadib muddo dheer oo uu ka baaqsaday…
Wasiir ka tirsanaa xukuumadda xilka sii heysa ee Cumar C/rashiid ayaa la wareegay qabqanaabada munaasbadda caleemosaarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa quus ku riday beelaha ku tartamaya xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa balanqaad abaal marin lacageed u sameeyay ciddii soo sheegta gaari qarax lagu diyaariyay, kaasoo ahayd mid ka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa booqdey dhaawacyada ku waxyeelloobay qarixii maanta ka dhacay Xaafadda Kaawo Godey ee degmada Wadajir,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa caawa booqday Isbitaal Madiina oo maanta la dhigay dadkii ku dhaawacmay Qaraxii qasaaraha…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si toos ah uga hadlay qaraxii maanta ka dhacay Suuq ku yaala magaalada Muqdisho oo lagu laayay…
Iyadoo uu socdo olole loogu jiro xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya musharaxiin sheegtay in xilkaasi loo magacaabi doono.
Sheekh Xasan Yacquub oo ka mida madaxda ururka Alshabaab ayaa si kulul uga hadlay doorashada madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Dawaadayaasha Telefishanka afka carabiga ee Aljazeera xaruntiisuna tahay magaalada Doxa ee dalka Qatar ayaa madaxweynaah cusub ee Soomaaliya u doortay…
Kooxda Alshabaab ayaa war cad kasoo saartay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo sida ay ula dhaqmi doonaan intii uu…
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo isu yeeray safiirrada dalalkooda ay ku jiraan ciidammada AMISOM iyo saraakiishooda, waxaana uu…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya ayaan waxba ka bedelin qodob siyaasiyiin badan ay ku sheegeen inay sharaf dhac ku tahay madaxda Qaranka.
Madaxweynaha federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la xaqiijiyay inuu safarkiisii ugu horeeyay u socdaali doono dal aan ka mid…
Wararka laga helayo Madaxtooyada ayaa sheegaya in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu taageero lacageed ka helay ganacsato…
Kooxda Alshabaab ayaa markii ugu horeysay ka hadashay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo mowqifkiisa ku saabsan AMISOM…
