Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin Dawaare ayaa farriin aflagaado culus ah u diray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda…
Browsing: Farmaajo
Rooble wuu gudan waayay waajibaadkii loo igmaday ee ahaa hogaaminta doorasho ku dhisan Heshiiskii 17kii Sebtember
Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay xus ku celis ah oo maanta loo…
Xaalada milatari ayaa laga dareemay caasimadda Muqdisho, kadib ciidamo badan oo lasoo dhigay waddooyinka iyo shirar ka socda Madaxtooyada.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa baaq kasoo saaray xaaladda colaad ee magaalada Boosaaso Gobolka Bari.
Arrintan ayaa qeyb ka ah olole Farmaajo ku beegsanayo Ra’iisal wasaare Rooble, kadib xil ka qaadsitii xubno ka tirsan Guddiga…
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Istanbul kulan la qaatay qeyb ka mida Jaaliyadda Soomaaliyeed ee…
Musharax Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mida Midowga Musharrixiinta ayaa ku eedeeyay Madaxda dowlad Goboleedyada inay qeyb weyn ka…
Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa beeniyay warar dhowaanahan looga faafiyey baraha bulshada oo ku saabsanaa inuu la heshiiyey Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Galabtadib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar uu ku tegay…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war uu so osaaray uga hadlay abaaraha ba’an ee ku dhuftay,…
“Waa Doorasho natiijadeeda la hubo, ama doorasho la’aan. Ciddii malxiis ka noqonaysa iyo cidii diidaysaba. Qeylo dhaan warmo kama tunmaan”
